Muhamed Haji cali

Muhamed Haji cali local political service

Permanently closed.
Wixii kuhelaan layaabay
15/05/2022

Wixii kuhelaan layaabay

Hanbalyo Hanbalyo soomali hashiis ah aabo
15/05/2022

Hanbalyo Hanbalyo soomali hashiis ah aabo

Shiinow ma been baa leesku sheegayaa adeer nin Tuulo maamuli waayay majerteen maaro uwaayeen muqdisho cidi k**a rabto ad...
07/05/2022

Shiinow ma been baa leesku sheegayaa adeer nin Tuulo maamuli waayay majerteen maaro uwaayeen muqdisho cidi k**a rabto adeer keena waalan waa inoo xiranyahaye kiin ordoo xirta adigaan dulqaad kugu wadnaye

Waxa laga dareemayaa Muqdisho oo aad loo hadal hayaa in Musharax Deni oo horay u haystay Xildhibaano badan ay hada u galeen kuwo hor leh, iyadoo musharaxiinta qaarkood bilaabeen inay kula gorgortamaan inuu u magcaabo Raysal Wasaare hadii uu ku guulaysto doorashada si ay ugu biiraan ololihiisa.

Deni ayey ku tilmaamaan dadka siyaasada odorosaa siyaasi khabiir ku ah ololaha iyadoo lagu xasuusto doorashadii madaxtinimada Soomaaliya ee 2017kii inuu helay codad badan oo aan la filayn, sidoo kale doorashadii Puntland ee 2019kii ayuu ku guulaystay iyadoo aan loo saadaalin.

Ninkii qado haysta bey Soomaalidu qado ugu dartaa, Deni oo codad badan haysta inuu codad kale oo xoojin ah helo waa wax ka caadi ah Soomaalida dhexdeeda oo caan ku ah hadba inay xoojiyaan musharaxa cad cad.

07/05/2022
07/05/2022
Ina adeer ninki meeshaan ogaa kakeenay kuuguna dhiibay meel nabad ah soow kaama mudna Markale ( shiiqa ) udhiiba asagaa ...
07/05/2022

Ina adeer ninki meeshaan ogaa kakeenay kuuguna dhiibay meel nabad ah soow kaama mudna
Markale ( shiiqa ) udhiiba asagaa shidada xal u ah insha Allah

Waxaan maleynayaa rabigey inuusan igu cadaabeen Hadaan iraahdo munaafaq nimadu dhibkaa iyo dhabar jabkaa beyleeahay All ...
07/05/2022

Waxaan maleynayaa rabigey inuusan igu cadaabeen
Hadaan iraahdo munaafaq nimadu dhibkaa iyo dhabar jabkaa beyleeahay All never give up

Saxibow waxaan layaabanahay dadka inaa matasho diidaya ee kuwo aan ogahay raba        Waxaa hubaal ah inaad tahay nin ud...
07/05/2022

Saxibow waxaan layaabanahay dadka inaa matasho diidaya ee kuwo aan ogahay raba

Waxaa hubaal ah inaad tahay nin udhimasho leh
Xaidhiban islow Ducale markale hanbalyo

Waxaan aamin sanahay in aad mudantahay markale madaxweyne soo dhawoow
25/03/2022

Waxaan aamin sanahay in aad mudantahay markale madaxweyne soo dhawoow

Address

Wadada Sodonka Street
Mogadishu

Telephone

+252615783473

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muhamed Haji cali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Muhamed Haji cali:

Share