Dharkeynley Hospital

Dharkeynley Hospital Dharkeynley Hospital is committed to providing high-quality, compassionate, and reliable healthcare services to our community.

Shiinaha ayaa ka dalbaday Iran iney joojiso weerarka ay kuheyso dalalka Khaliijka, goor sii h**eysay china waxay tiri ir...
02/03/2026

Shiinaha ayaa ka dalbaday Iran iney joojiso weerarka ay kuheyso dalalka Khaliijka, goor sii h**eysay china waxay tiri iran waxay xaq u leedahay inay difaacato dhulkeeda weerarka lagu yahay

Saldhig Military oo mareekanku kuleeyahay wadanka ciraaq magaalada erbil oo gubanaya caawa
01/03/2026

Saldhig Military oo mareekanku kuleeyahay wadanka ciraaq magaalada erbil oo gubanaya caawa

Puntland ayaa amar ka joojin kasoo saartay diyaarada Daallo Airlines oo maanta dowlada federal ka u diiday inay ka dagto...
01/03/2026

Puntland ayaa amar ka joojin kasoo saartay diyaarada Daallo Airlines oo maanta dowlada federal ka u diiday inay ka dagto Garowe kadib marki ay Mogadishu kasoo qaaday rakaab gaarayay 200 oo ay ku jiraan xilibaanada laga soo doorto Puntland

Airport ka Mogadishu waxaa ka taagan buuq ka dhashay diyaarad laga soo celiyay hawada Garowe oo ay saarnaayeen 200 rakaa...
01/03/2026

Airport ka Mogadishu waxaa ka taagan buuq ka dhashay diyaarad laga soo celiyay hawada Garowe oo ay saarnaayeen 200 rakaab ah iyo xilibaanada laga soo doorto Puntland xilibaanada iyo shicibka ayaa diiday inay ka dagaan, diyaarada oo ku dul afuray

Bariga Dhexe
01/03/2026

Bariga Dhexe

Warbaahinta iran ayaa xaqiijisay in uu ku dhintay duqeentii maanta Madaxwaynihii h**e wadanka Mahmoud Ahmadinejad gurigi...
01/03/2026

Warbaahinta iran ayaa xaqiijisay in uu ku dhintay duqeentii maanta Madaxwaynihii h**e wadanka Mahmoud Ahmadinejad gurigiisa ayuu ku dhintay isaga iyo ilaaladiisa

Iran ayaa ku weerartay missiles markab way ee diyaaradaha qaada ee Abraham Lincoln.
01/03/2026

Iran ayaa ku weerartay missiles markab way ee diyaaradaha qaada ee Abraham Lincoln.

Ayatollah Cali Alireze Arafi ayaa si kumeelgaar ah loogu magacaabay xilka Hoggaamiyaha ruuxiga ee Iran. Waa xilkii uu ha...
01/03/2026

Ayatollah Cali Alireze Arafi ayaa si kumeelgaar ah loogu magacaabay xilka Hoggaamiyaha ruuxiga ee Iran. Waa xilkii uu hayay Cali Khemenie oo shalay lagu dilay Tehran.

Iiraan ayaa si rasmi ah u xaqiijisay Geerida Hoggaamiyihii ruuxiga ahaa ee dalkaasi Ayatullah Cali Khumeynj, sida laga b...
01/03/2026

Iiraan ayaa si rasmi ah u xaqiijisay Geerida Hoggaamiyihii ruuxiga ahaa ee dalkaasi Ayatullah Cali Khumeynj, sida laga baahiyay Warbaahinta dawladda dalkaasi 40 bari oo baroor diiq ah ayaa loo sameen doonaa

Iiraan ayaa sare u qaaday weerarrada ay ka geysanayso gudaha Israa’iil, iyadoo muuqaal uu baahiyay telefishinka Ruushka ...
28/02/2026

Iiraan ayaa sare u qaaday weerarrada ay ka geysanayso gudaha Israa’iil, iyadoo muuqaal uu baahiyay telefishinka Ruushka ee RT lagu arkay burbur xoog leh oo gudaha Telaabiib ay ka dhaliyeen gantaallada ay caawa Iiraan ku weerartay.

Iran Media ayaa sheegtay in uu oolyahay khamenei oo horay isra|l ay u sheegtay inay dileen
28/02/2026

Iran Media ayaa sheegtay in uu oolyahay khamenei oo horay isra|l ay u sheegtay inay dileen

Iran ayaa gabi ahaanba xirtay kanaalka ganacsiga Hormuz oo uu maro shidaalka ugu badan aduunka
28/02/2026

Iran ayaa gabi ahaanba xirtay kanaalka ganacsiga Hormuz oo uu maro shidaalka ugu badan aduunka

Address

Dharkeynley Dabakaayo/Madow
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dharkeynley Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dharkeynley Hospital:

Share