C.raxmaan Online

C.raxmaan Online pagekan waxan ku soo gudbin doonaa waxa bulshada Anfici kara please
ku caawiya siduu pagekan uu horumar sameeyo

mahadsanidiin

03/04/2025

THYROID = DILAAGA QARSOON EE DUMARKAqanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qay...
17/07/2023

THYROID = DILAAGA QARSOON EE DUMARKA

qanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qaybta h**e kaga yalaaa cunaha ( hawa marenka )waxa uuna dhuunta kahga yalaa dhan ka hoose
Qanjirkaan marka uu cadiga yahy lama daremo
Waxa uuna leeyahy 2 dhinac

FG = DUMRKA QABAN CUDURKA KUDHOCO QANJIRKAAN WAXA AY MARAN XALADO
Ku bilawdaan tartiib tartiib kadibna isu badala halis cafimaad

●Astaamaha qanjirka 'thyroid' (hypothyroidism)

πŸ‘‰Calaamaduhu si tartiib tartiib ah ayey u kobcaan oo ma ogaan kartid inaad dhibaato caafimaad qabto dhowr sano.

Calaamadaha ugu h**eyo waxaa ka mid ah:

● daallanaan
● u nuglaansho qabow
● miisaanka oo kordha
● calool istaag
● niyad jab
●dhaqdhaqaaq oo dhiba
● fikir gaabis ah
● murqo xanuun iyo daciifnimo
● maqaar qalalan oo fiiqan
● timo jajaban iyo ciddiyaha oo siibta
● kabuubyo iyo dareemid la aan gacanta iyo faraha
● qufac iyo hergab soolaalabta ayan kadiba
● hurdo badan oo xad dhaaf ah

πŸ€” Xaaladaha halista ah πŸ€”

● indhaha oo soo barara
● Isha iyo baarka inta udhaxaysa oo midabku isbadala
● Kansar dhuunta ah

Si laguu cawiyo fadlan la xirir whatsapp number
+252 61 7425761 ama 61 7425761

  ka faa'idaysoLasoo xariir πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡  +252617425761
15/10/2022

ka faa'idayso
Lasoo xariir
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
+252617425761

Waa maxay Xanuunka Dilaaga Ragga Ee " Gale" ?Maxaa Lagu Daaweeyaa ?Varicocele (Gale ) waa ballaarinta[Bararida] xididdad...
12/08/2022

Waa maxay Xanuunka Dilaaga Ragga Ee " Gale" ?
Maxaa Lagu Daaweeyaa ?

Varicocele (Gale ) waa ballaarinta[Bararida] xididdada ku dhex jira boorsada dabacsan ee maqaarka ee qabta xiniinyahaaga varicocele wuxuu la mid yahay xididka varicose ee laga yaabo inaad ku aragto lugtaada. Varicoceles waa sababta caadiga ah ee soo saarista shahwada hoose iyo hoos u dhaca tayada shahwada, taas oo keeni karta dhalmo la'aan..

β– FIIRO GAAR AH

DOCTOR AQON DURUGSAN U LEH IYO BAARITAAN AYAAD MARI DONTAA DAAWADUNA WAA DABIICI ORGANIC AH OO CIRIBTIRAAYA GABI AHAANBA XANUUNKAAN Si toos ah ayey dibada uga timid
HA FUDUDEYSANIN EE LA XARIIR
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
: +252617425761
wa.me/+252617425761
Ama 0617425761

Sidee looga zuulin  karaa khatarta gaaska?Maxaa sababa gastric (gastritis)?Isticmaalka alcoholIn badan inaad mantagtStre...
11/07/2022

Sidee looga zuulin karaa khatarta gaaska?
Maxaa sababa gastric (gastritis)?
Isticmaalka alcohol
In badan inaad mantagt
Stress ka
In gaajada laysku daawado
In aashatada calooshu ayna dheeli tirnayn
In cuntada xawaashka badan la isticmaalo (spicy)

β€’Calaamadaha lagu garto gaaska caloosha (gastritis):

Yalaalugo (lalabo), mantag, laabjeex iyo mantag dhiig la socdo.
Inuu soo noqnoqdo xanuun xagga caloosha ah sidii nabar oo kale. Caloosha oo dibbirta, apitet xumo. Miisaanka oo yaraada.

β–  TALOYIN

1β€’Iskau day inaad 2 liter iyo wixii ka badan oo biyo oo cabi kartid maalintii.
2β€’Isku day inaad badsatid:
– Khudrada
– Fruit ka
– Digirta, qamadiga, misirka iwm oo nooca madow oo qolofta leh.
Wuxuu u baahanyahay qofkasta oo qaba xanuunka gaaska inu qaato talooyinkan.
1) Qaado daawadaan waa dabiici toos laguugu keenay waxey kaa ciribtiree gaaska adigoo la tashanaya / dhakhtarka

2) Qaado cunto baal leh (ama buunsho leh, diir leh, buushi leh, gal leh, qolof leh nin ba siduu u yaqaanno sida gallayda, garawga, hadhuudh yaryaraha ama masaggada oo aan laga qaadin qoloftii) ugu yaraan halmar maalintii sida shuurada, digirt iyo hadhuudhka.

3) U qaado si sax ah talada uu ku siiyo
dhaqtarka iyo daawada sida loo isticmaalaayo

Haddii aad qaadatid Daawadaan talada dhakhtarkana aad raacdo
INSHA ALLAH
waad ka Nasaneysaa gaas iyo wixii la halmaala
NAGA SOO WAC
+252617425761
Phone : +252617425761
wa.me/+252617425761

( !?)Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo waxayna sameysaa qiyaastii 50% dadka waqti ka mid ah noloshooda, inkas...
23/05/2022

( !?)

Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo waxayna sameysaa qiyaastii 50% dadka waqti ka mid ah noloshooda, inkastoo ay xanuun leedahay
Lagana xishoodo, caadi ahaan ma ahan xaalad cusub.


Calaamadah lagu yaqaano waa........

1: cuncun agagaarka Dabada .
2:dhiig(aad u cas) oo la arko ka dib marka la saxroodo.
3: xanuun iyo raaxo daro inta la saxroonayo iyo wax yar ka dib.
4: barar la arki karo oo ku yaalla agagaarka Dabada
5: dareen ah in si buuxda loo faaruqin caloosha ama
Loo saxroon
Hadi ay babaasirtu kuu keentay xanuun badan
Iyo
raaxo daro waxan kuu haynaa dabiici ah tayo sara leh mudo yar gudaheed kaaga ciribtiraayo xanuunkan mudada dheer ku hayay.
?
πŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘Ž
/call +252617425761
πŸ‘‰Ama naga so wac +252617425761

19/04/2022

Waan Idin Salaamay.....🀝
Ku soo dhawow Company Caalami ah
Oo kaaga Caawin doono :
Iyo

Hadaba wixii Faafahin iyo Xog ah
La soo Xariir
: +252617425761
: 0617425761

Like & Share....

  MAXAY MACAANKA AMA SOKORTA (Diabetes Mellitus)? #  SOKORTA/MACAANKAMacaanku waa cudur waqti dheer kula soconaya taas o...
31/01/2022

MAXAY MACAANKA AMA SOKORTA (Diabetes Mellitus)? #

SOKORTA/MACAANKA
Macaanku waa cudur waqti dheer kula soconaya taas oo ka dhalatay sare u kac kuyimid sonkorta ku jirta dhiiga (Hyperglycaemia).

XAL U AH QOFKA QABA CUDURKAN?
β–ͺ︎ Cudur walba daawo ayu leeyahay runti sidan ognahay hadan muslim nahay waliba ciribtir ah cudurkan sokorta ahna wey leedahay daawo ciribtir ah waana dawoyinka "Food Supplements" ka ah
Waxeyna soo martay technology cari ah

Weyna ciribtiraysaa oo sokortaada heerka caadiga ah (Normal lavel ) ku soo Celinaysaa

♦️Sideen ku heli karaa Daawoyinka?
Fadlan la xariir Numberkan Hoose Ee fariinta
Ku Xusan si lagu Caawiyo
: +252617425761
: 0617425761

( !?)Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo waxayna sameysaa qiyaastii 50% dadka waqti ka mid ah noloshooda, inkas...
24/01/2022

( !?)

Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo waxayna sameysaa qiyaastii 50% dadka waqti ka mid ah noloshooda, inkastoo ay xanuun leedahay
Lagana xishoodo, caadi ahaan ma ahan xaalad cusub.


Calaamadah lagu yaqaano waa........

1: cuncun agagaarka Dabada .
2:dhiig(aad u cas) oo la arko ka dib marka la saxroodo.
3: xanuun iyo raaxo daro inta la saxroonayo iyo wax yar ka dib.
4: barar la arki karo oo ku yaalla agagaarka Dabada
5: dareen ah in si buuxda loo faaruqin caloosha ama
Loo saxroon
Hadi ay babaasirtu kuu keentay xanuun badan
Iyo
raaxo daro waxan kuu haynaa dabiici ah tayo sara leh mudo yar gudaheed kaaga ciribtiraayo xanuunkan mudada dheer ku hayay.
?
πŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘Ž
/call +252617425761
πŸ‘‰Ama naga so wac +252617425761

FURSAD GANACSI       FURSAD GANACSI       FURSAD GANACSI --- Fursad shaqo-abuur iyo hanti-abuurba ah ---            (Ent...
23/11/2021

FURSAD GANACSI FURSAD GANACSI FURSAD GANACSI
--- Fursad shaqo-abuur iyo hanti-abuurba ah ---
(Entrepreneurship Opportunity)...
-Ma doonaysaa inad noqoto ganacsade saameyn weyn ku leh caalamka?
-Ma'doneysaa inad hesho asxab ganacsi wadaag aad tihiin?
-Ma'leedahay hadaf ah inad xaqiijiso mustaqbalkaga iyo noloshadii aasaasiga ahayd(Guri, Shaqo sugan, gaari) iyo ka dheerad sida inad taajirto?
- Ma'leedahay hadaf unn aad si daran u rabto inad xaqiijiso.

F.G: kuma xirna fursadan nidamka ganacsiga ah ka faaideysigeda waxyaabahan:-
- Ganacsade inad horay u eheyd.
- Aqoon inad leedahay.
- Da'dada inta ay tahay.
- Jinsigaga(rag ama dumar).
- Shaqsiyada aad tahay.
β–ͺ︎ LACAG BAA NASOO DOONATAYEE YAA ISKA DIIDI DOONO HEE.. SO DHAWOW.

Hadaba si aan kugu xirno xarumahena oo warbixin buuxda u hesho InshaAllah...
Nagala so xiriir:
: +252617425761
: 0617425761
Link: https://wa.me/+252617425761

Best DesignπŸ”₯✊  πŸ‘‘
02/09/2021

Best DesignπŸ”₯✊

πŸ‘‘

Address

Mogadishu

Telephone

+252617425761

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when C.raxmaan Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to C.raxmaan Online:

Share