Goat-geesay

Goat-geesay Internment

05/01/2026

# footballsomalia

Nooca taleefan  aad hada isticmaalayso  Me❤️
05/01/2026

Nooca taleefan aad hada isticmaalayso

Me❤️

Saadaali ciyaarta
28/10/2025

Saadaali ciyaarta

28/10/2025

Tijaabi nasiibkaga 🤝shuurdaha biixi

Aasiyo😭
18/10/2025

Aasiyo😭

18/10/2025
17/10/2025

Sorry Hoyo ilahy Aasiyo hasoo sahlo # Tahriib😭

Aan uducayno wllkeen Cumar 🤲
17/10/2025

Aan uducayno wllkeen Cumar 🤲

Ugu dambayn Cumar waa laga helay cudurkii halista ahaa ee cancer ka.

Cumar waa wiil dhalliyaro ah oo Youtuber ah kaas oo maalmahaan sheekadiisu ay baraha bulshada haysatay, waxa uu rabay in uu maro baaritaan uu isaga baarayo Cudurka dilaaga ah ee Kaankarada (cancer).

Ugu dambayn maanta ayey jawaabtii soo baxday oo waa laga helay cudurkii waxaana uu gali doonaa qalliin deg deg ah.

Aan si wada jir ah ugu duceyno wiilkaa dhallinyarada ah in ilaahey cudurkaas caafimaad ugu bedelo.

Aad ayaan idinku gu kalsoonahay ciyaartoydeyda Degmada Shibis. Sanadkaan waa sanadkiinii I.n
17/10/2025

Aad ayaan idinku gu kalsoonahay ciyaartoydeyda Degmada Shibis. Sanadkaan waa sanadkiinii I.n

16/10/2025

Kusali xabiibkena maxamed ah SCW 🥰

15/10/2025

Mahadandiin zxpyaal 🙏🥰 ゚viralシfypシ゚viralシal

Address

Mogadishu

Telephone

+252610442751

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Goat-geesay posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share