Lemon Technology

Lemon Technology HIGH QUALITY AND FAST WORKING ORDER

Ciid wanagsan Dhammaan umadda Soomaaliyeed, qaasatan bah weynta Lemon Advert , تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.
19/03/2026

Ciid wanagsan Dhammaan umadda Soomaaliyeed, qaasatan bah weynta Lemon Advert , تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.



𝐅𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝 𝐜𝐚𝐣𝐢𝐢𝐛 𝐚𝐡!Tijaabi nasiibkaaga oo ku guuleeso (Ciid Poster) waliba si bilaash ah. Lambar ka qabso inta udhaxeeso 5...
17/03/2026

𝐅𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝 𝐜𝐚𝐣𝐢𝐢𝐛 𝐚𝐡!

Tijaabi nasiibkaaga oo ku guuleeso (Ciid Poster) waliba si bilaash ah.
Lambar ka qabso inta udhaxeeso 50-99.

𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚:

1. Page-ka shirkadda kusoo biir (Follow).
2. Lawadaag asxaabtaada post oo ku share garee Facebook Account kaaga.
3. Like saar poster ka.

𝐃𝐚𝐥𝐚𝐛𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐛𝐨 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐥 𝐩𝐨𝐬𝐭𝐞𝐫 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐭𝐮𝐫𝐣𝐮𝐦𝐚𝐚𝐲𝐚 𝐝𝐚𝐛𝐚𝐚𝐥 𝐝𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐜𝐢𝐢𝐝𝐝𝐚
14/03/2026

𝐃𝐚𝐥𝐚𝐛𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐛𝐨 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐥 𝐩𝐨𝐬𝐭𝐞𝐫 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐭𝐮𝐫𝐣𝐮𝐦𝐚𝐚𝐲𝐚 𝐝𝐚𝐛𝐚𝐚𝐥 𝐝𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐜𝐢𝐢𝐝𝐝𝐚



Afur wanagsan
03/03/2026

Afur wanagsan


Ramadan Kariim, waa waalintii 8aad ee bisha barakeysan ee Ramadan. Allle nabad iyo bad qab hainoogu dhameeyo Insha'Allah...
25/02/2026

Ramadan Kariim, waa waalintii 8aad ee bisha barakeysan ee Ramadan. Allle nabad iyo bad qab hainoogu dhameeyo Insha'Allah.

Ramadan Kariim 🌙Bishan barakaysan ee Ramadaan waxaan idiin rajaynaynaa naxariis, dambi-dhaaf iyo khayr badan. Alle ha na...
17/02/2026

Ramadan Kariim 🌙
Bishan barakaysan ee Ramadaan waxaan idiin rajaynaynaa naxariis, dambi-dhaaf iyo khayr badan.
Alle ha naga aqbalo soonka, salaadda iyo camalka wanaagsan. 🤍

Hal fikrad oo wanaagsan waxay isu beddeli kartaa 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐰𝐞𝐲𝐧 marka ay la kulanto naqshad sax ah, suuq-geyn xooggan, iyo xo...
15/02/2026

Hal fikrad oo wanaagsan waxay isu beddeli kartaa 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐰𝐞𝐲𝐧 marka ay la kulanto naqshad sax ah, suuq-geyn xooggan, iyo xog curin tayo leh.

Lemon Advert waxaan bixinaa:
🎬 Production tayo sare leh
🚀 Xayeysiis gaarsiin ballaaran leh
🎨 Design soo jiidasho leh

𝐂𝐫𝐞𝐚𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐒𝐨𝐥𝐮𝐭𝐢𝐨𝐧𝐬. 𝐑𝐞𝐚𝐥 𝐈𝐦𝐩𝐚𝐜𝐭.
Nala soo xiriir maanta: 📞 770977149

Waxaan heshiis shaqo la galnay 𝗖𝗼𝗱𝗲𝗲𝘆 𝗧𝗿𝗮𝘃𝗲𝗹 𝗔𝗴𝗲𝗻𝗰𝘆 si aan uga dhigno barahooda bulshada kuwo si dhab ah u muujinaya 𝗮𝗱𝗲...
11/02/2026

Waxaan heshiis shaqo la galnay 𝗖𝗼𝗱𝗲𝗲𝘆 𝗧𝗿𝗮𝘃𝗲𝗹 𝗔𝗴𝗲𝗻𝗰𝘆 si aan uga dhigno barahooda bulshada kuwo si dhab ah u muujinaya 𝗮𝗱𝗲𝗲𝗴𝗴𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝘁𝗮𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗮𝘆 𝘀𝗵𝗶𝗿𝗸𝗮𝗱𝗱𝘂 𝗯𝗶𝘅𝗶𝘀𝗼, anagoo u sameyn doonna naqshado casri ah oo soo jiidasho leh.



01/02/2026

Lemon Advert

Waxaan kaagala qeyb qaadaneynaa xafladaada waliba si qurux badan inaga oo ay astaan inoo tahay howl hufan iyo tayo sarre.



𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐫𝐛𝐚𝐜𝐚 𝐚𝐡 𝐤𝐮𝐧𝐚 𝐛𝐞𝐞𝐠𝐚𝐧 𝟐𝟏 𝐉𝐚𝐧 𝟐𝟎𝟐𝟔, waxaan si rasmi ah xariga looga jaray xarunta saddex (3aad) ee Mu'asasada A...
21/01/2026

𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐫𝐛𝐚𝐜𝐚 𝐚𝐡 𝐤𝐮𝐧𝐚 𝐛𝐞𝐞𝐠𝐚𝐧 𝟐𝟏 𝐉𝐚𝐧 𝟐𝟎𝟐𝟔, waxaan si rasmi ah xariga looga jaray xarunta saddex (3aad) ee Mu'asasada Al-Macrifa gaar ahaan qeybta Xanaanada Caruurta.



Mu'asasaat Al-Macrifa

🎉 Waan Soo Laabannay! 🎉LEMON ADVERT waxay dib ugu la soo laabatay adeeg tayo sare leh iyo suuq-geyn dijitaal oo hal-abuu...
06/01/2026

🎉 Waan Soo Laabannay! 🎉
LEMON ADVERT waxay dib ugu la soo laabatay adeeg tayo sare leh iyo suuq-geyn dijitaal oo hal-abuur leh 🍋✨

Haddii aad rabto in ganacsigaaga la arko, la xasuusto, lana iftiimiyo —
📢 Annaga ayaa xal kuu ah!

📅 January 2026
📞 Nala soo xiriir: 770977149

💡 Creative Digital Marketing That Makes Your Brand Shine




Jumma Mubarak
28/11/2025

Jumma Mubarak



Address

30 Street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Lemon Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share