Mohamed Abdullah

Mohamed Abdullah Sub-name Mohamed Creatives. I'm Videographer, Brand Designer ✒️ And Also Web-Design,

waxaan ugu tahniyadeynayaa dhaammaan mUslimiinta gara ahaan umada SOMAALIYEED curashada ciidul adxaa, rabbi acmaashii aa...
26/05/2026

waxaan ugu tahniyadeynayaa dhaammaan mUslimiinta gara ahaan umada SOMAALIYEED curashada ciidul adxaa, rabbi acmaashii aan soo gudanay ha inaga aqbalo, abaarahana hanaga dul qaado, hugaan saxana dalka alle ha noogu dhiibo. See less

TOP GRAPHIC DESIGN TOOLS 🎨
20/05/2026

TOP GRAPHIC DESIGN TOOLS 🎨

Adeega Business waxa uu hirgalaa markii aad iibgey saxa u heshid.
26/04/2026

Adeega Business waxa uu hirgalaa markii aad iibgey saxa u heshid.

Waxaa farxad ii ah inaan logo u sameeyo Ilays Electronic .Logo si wacan looga fakaray waxay ay booskaaga gancsi inuu mee...
22/04/2026

Waxaa farxad ii ah inaan logo u sameeyo Ilays Electronic .

Logo si wacan looga fakaray waxay ay booskaaga gancsi inuu meel dheer gaaro iyo in si fudud loo arko .

Sidaas darteed waxaan awoodnaa inaan kaala shaqeyno, inaan kuu dhisno sumad ganacsigaaga (Build Your Business) taas ka tarjumeysa hamigaaga ganacsi aad bilaabeyso ama aad bilowdaday.

Sidoo kale waxaad naga heleysaa inaan kuu sameyno, Posters design, logo design, iyo naqshado soo jiidasho leh.

Waxa aad ku xulaneysid adeegeena.
22/04/2026

Waxa aad ku xulaneysid adeegeena.

Halkad awoodo ku dalbo adeegaaga.
22/04/2026

Halkad awoodo ku dalbo adeegaaga.

Waxaan ahay graphic designer ​Waxaan halkan idinkula wadaagayaa qayb ka mid ah shaqooyinkeyga dhanka naqshadaynta (Graph...
22/04/2026

Waxaan ahay graphic designer
​Waxaan halkan idinkula wadaagayaa qayb ka mid ah shaqooyinkeyga dhanka naqshadaynta (Graphic Design) iyo dhisidda aqoonsiga ganacsiyada (Branding). Muddadii aan ku guda jiray hawshan, waxaan xoogga saaray abuurista aragtiyo hal-abuur leh oo ka caawiya shirkadaha inay si dhab ah ula xiriiraan macaamiishooda.
Portfolio-gaygu wuxuu ka tarjumayaa tayada, hufnaanta, iyo xirfadda aan u leeyahay qurxinta sumadaha kala duwan. Waxaan had iyo jeer diyaar u ahay inaan fikradahaaga u beddelo muuqaallo nool oo soo jiidasho leh. Ku soo dhowaada shaqooyin tayo leh oo casri .

20/04/2026

Shaqada aadan ka caajisin waa mid adiga oo laguu dirin aad iska qabaneyso , bal eeg😁

Magaceygu waa Mohamed M Abdullahi .Waxaan ahay graphic designer ​Waxaan halkan idinkula wadaagayaa qayb ka mid ah shaqoo...
19/04/2026

Magaceygu waa Mohamed M Abdullahi .
Waxaan ahay graphic designer
​Waxaan halkan idinkula wadaagayaa qayb ka mid ah shaqooyinkeyga dhanka naqshadaynta (Graphic Design) iyo dhisidda aqoonsiga ganacsiyada (Branding). Muddadii aan ku guda jiray hawshan, waxaan xoogga saaray abuurista aragtiyo hal-abuur leh oo ka caawiya shirkadaha inay si dhab ah ula xiriiraan macaamiishooda.
Portfolio-gaygu wuxuu ka tarjumayaa tayada, hufnaanta, iyo xirfadda aan u leeyahay qurxinta sumadaha kala duwan. Waxaan had iyo jeer diyaar u ahay inaan fikradahaaga u beddelo muuqaallo nool oo soo jiidasho leh. Ku soo dhowaada shaqooyin tayo leh oo casri ah!.

WhatsApp. https://wa.me/617819960

We would like to work with you efficiently if you choose us.
19/04/2026

We would like to work with you efficiently if you choose us.

Address

Mogadishu
MOHAMEDABDULLAHIALI

Telephone

+252617819960

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Abdullah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Abdullah:

Share