Hassi Hub

Hassi Hub Graphic & Motion Design | Video & Digital Tips

12/05/2026

Aan isla sameeno logo

Sidee loo sameeyaa Design iib keena? 🎨🚀Naqshadda Haas Electronics kuma koobna qurux oo kaliya, waxay ku dhisantahay 3 ti...
17/04/2026

Sidee loo sameeyaa Design iib keena? 🎨🚀

Naqshadda Haas Electronics kuma koobna qurux oo kaliya, waxay ku dhisantahay 3 tiir:

1️⃣ Aragti Hagid (Hierarchy): Indhaha macmiilka si toos ah loo hagay
2️⃣ Kalsooni (Branding): Midabada iyo tayada design-ka waxay dhisayaan kalsoonida sumadda.
3️⃣ Nadiifnimo (Clean Layout): Macluumaad cad oo aan indhaha daalinaynin.




10/04/2026

Halkan waa Hassi Hub 🚀

Waxaan idinkugusoo gudbin donaa xirfadaha digital ka sida:
🎨 Graphic Design
🎬 video editing and motion graphics
📈 Digital Marketing
Iyo kuwa kale oo badan

Haddii aad rabto inaad xirfad noqoto oo aad noloshaada bedesho…
👉 Follow garee pagekaan

Address

Mogadisho
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hassi Hub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share