Dhuhulow awareness

Dhuhulow awareness waa bog ku sabasan arimaha bulshada la xiriira iyo wacyi galin bulsho

24/02/2026

#

01/01/2026

Thanks for being a top engager and making it on to my weekly engagement list! 🎉 Macalin Mahad Xasan, Cali Yare, Cabdi Casiis MaxamedDoobiye

21/12/2025
19/08/2025

Xurmadlow Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Dhuusamareeb.

19/08/2025

'iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka warbixiyey la-xisaabtanka Wasaaradaha Xukuumadda iyo hey’adaha hoos yimaada, oo muddo saddex maalin ah ka socday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, isla markaana uu Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, su’aallo ka waydiinayey waxyaabaha uga hirgalay qorshayaashii ay la saxiixdeen sanad ka hor.

18/08/2025

eeg halkaani waa Soomaliyada Qarsoon ?

18/08/2025

.iyo hawada sare see more...

18/08/2025

Xarunta cusub ee Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Galmudug oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Xariga ka jari doono inshaa alaah.

Dowladnimada inay baahdo waa soo dhaweenaya dadka Soomaaliyeedna inay fahmaan in waqti badan ka lumay oo bilaa cudurdaar ah loona baahanyahy in mar dambe la hakan! Dalkana la dhiso

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhuhulow awareness posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share