Sominvo Academy

Sominvo Academy Empowering Somali & African youth with the digital skills to build the future

AI for Everyone Online WorkshopMa xiisaynaysaa inaad barato Artificial Intelligence (AI) iyo sida looga faa'iidaysto wax...
04/08/2026

AI for Everyone Online Workshop

Ma xiisaynaysaa inaad barato Artificial Intelligence (AI) iyo sida looga faa'iidaysto waxbarashada, shaqada, iyo ganacsiga?

Sominvo Academy waxay kuu qabanaysaa workshop online ah oo lagu baranayo aasaaska AI iyo adeegsiga qalabka casriga ah ee Artificial Intelligence.

Mentor : Abdinasir Abuukar Mohamed
Software Developer & CTO at Sominvo
AI Engineer at Sominvo Academy

Taariikh:Khamiis, 6 Agoosto 2026
Waqti : 8:00 PM – 10:00 PM (EAT)
Goobta : Zoom (Online)

Ha seegin fursaddan aad ku baran karto AI isla markaana aad ku horumarin karto xirfadahaaga.

Iska diwaan geli linkiga qeybta hoose yaalo

https://academy.sominvo.com/events/ai-for-every-one

Waxaa si guul leh inoogu dhammaaday Cybersecurity Essentials Workshop, oo ay qabanqaabisay Sominvo Academy, kaas oo noqd...
06/04/2026

Waxaa si guul leh inoogu dhammaaday Cybersecurity Essentials Workshop, oo ay qabanqaabisay Sominvo Academy, kaas oo noqday madal aqooneed muhiim u ah ardayda iyo dhammaan ka qaybgalayaasha.

Workshop-kan wuxuu diiradda saaray ilaalinta xogta, ka hortagga hanjabaadaha cyber-ka, iyo hababka casriga ah ee lagu xoojinayo amniga dhijitaalka.

Waxaan uga mahadcelineynaa dhammaan ka qaybgalayaasha iyo cid kasta oo gacan ka geysatay guusha workshop-kan. Sominvo Academy waxay sii wadi doontaa bixinta barnaamijyo iyo tababbarro kor u qaadaya xirfadaha dhijitaalka ah.

Booqo website-keena: https://academy.sominvo.co

Xalay waxaa si rasmi ah inoogu furmay Cybersecurity Essentials Workshop, oo ay qabanqaabisay Sominvo Academy, kaas oo lo...
04/04/2026

Xalay waxaa si rasmi ah inoogu furmay Cybersecurity Essentials Workshop, oo ay qabanqaabisay Sominvo Academy, kaas oo loogu talagalay kor u qaadista aqoonta iyo fahamka amniga dhijitaalka ah.

Workshop-kan wuxuu noqonayaa madal aqooneed muhiim u ah ardayda iyo dhammaan ka qaybgalayaasha, si ay u helaan faham qoto dheer oo ku saabsan ilaalinta xogta, ka hortagga hanjabaadaha cyber-ka, iyo adeegsiga hababka amniga casriga ah.

Sominvo Academy waxay sii waddaa dadaalkeeda ku aaddan horumarinta xirfadaha dhijitaalka ah iyo diyaarinta jiil cusub oo leh aqoon iyo karti ku filan suuqa tiknoolajiyadda casriga ah.

Booqo website-keena: https://academy.sominvo.co

13/03/2026

Cybersecurity Essentials Workshop

Somali Cyber Design waxay ku faraxsan tahay inay soo bandhigto Cybersecurity Essentials Workshop, oo ay si toos ah u bixin doono macalin caalami ah. Tababarkan waxaa loogu talagalay dhalinyarada Soomaaliyeed ee doonaya inay bartaan xirfadaha muhiimka ah ee Cybersecurity iyo amniga internet-ka.

📅 Taariikhda: 15 – 21 March 2026
⏰ Muddada: 1 usbuuc
💰 Qiimaha: $7 oo kaliya
🎯 Fursad Xaddidan: Kaliya 20 kursi ayaa la heli karaa

Sida la isku diiwaangeliyo:
1️⃣ Buuxi form-kaan si aad isku diiwangeliso:https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSfR8LPBz1AtttMzeTFV8Zl47zGl9JKLxUbsXu7zo11JaXxe9A/viewform?usp=preview

2️⃣ Kusoo biir WhatsApp group-keena si aad ula socoto macluumaadka: https://chat.whatsapp.com/ImQ5tfnheGn7GXLDsXSsAE?mode=gi_t

Ha seegin fursadan qaaliga ah ee xaddidan!

📧 Wixii macluumaad dheeraad ah: [email protected]
📞 +252771655286

Cybersecurity Essentials WorkshopSomali Cyber Design waxay ku faraxsan tahay inay soo bandhigto Cybersecurity Essentials...
09/03/2026

Cybersecurity Essentials Workshop

Somali Cyber Design waxay ku faraxsan tahay inay soo bandhigto Cybersecurity Essentials Workshop, Oo uu si toos ah u bixin doono macalin caalami ah. Tababarkan waxaa loogu talagalay dhalinyarada Soomaaliyeed ee doonaya inay bartaan xirfadaha muhiimka ah ee Cybersecurity iyo amniga internet-ka.

📅 Taariikhda: 15 – 21 March 2026
⏰ Muddada: 1 usbuuc
💰 Qiimaha: $7 oo kaliya
🎯 Fursad Xaddidan: Kaliya 20 kursi ayaa la heli karaa

Sida la isku diiwaangeliyo:
1️⃣ Buuxi form-kaan si aad isku diiwangeliso:https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSfR8LPBz1AtttMzeTFV8Zl47zGl9JKLxUbsXu7zo11JaXxe9A/viewform?usp=preview

2️⃣ Kusoo biir WhatsApp group-keena si aad ula socoto macluumaadka: https://chat.whatsapp.com/ImQ5tfnheGn7GXLDsXSsAE?mode=gi_t

Ha seegin fursadan qaaliga ah ee xaddidan!

📧 Wixii macluumaad dheeraad ah: [email protected]
WhatsApp number
📞 +252771655286

Adress

Wartanabada Street
Bro
1234

Telefon

+252613923809

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Sominvo Academy postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Genvägar

Dela