29/08/2026
π FURSADDA DAHABIGA AH EE BARASHADA AI VIDEO! π¬π€
Ma rabtaa inaad barato sida loo sameeyo AI Videos tayo sare leh oo casri ah?
Hadda waa fursaddaadii! π₯
π XIRFAD BARO ACADEMY
Waxaan kuu diyaarinay Koorso AI Video ah oo fudud, la fahmi karo, kuna siinaysa xirfado aad si dhab ah ugu adeegsan karto Content Creation.
π‘ MAXAAD BARAN DOONTAA?
βοΈ Sida loo sameeyo AI Videos π¬
βοΈ AI Video Editing & Effects β¨
βοΈ Content Creation casri ah π±
βοΈ Farsamooyin iyo siraha AI Content-ka π€
βοΈ Sida fikrad loogu beddelo muuqaal soo jiidasho leh π
π₯ KALIYA 90 ARDAY!
π Qiimo-dhimis gaar ah ayaa kuu diyaar ah!
β³ Ha dib dhigin β boosasku waa xaddidan yihiin!
π© ISDIIWAANGELI MAANTA
π Ku biir Xirfad Baro Academy oo bilow inaad barato xirfad mustaqbalka muhiim u ah.