19/03/2026
๐โจ CIID WANAAGSAN โจ๐
Oreyza Group waxay dhammaan macaamiisha, asxaabta iyo ummadda Muslimka ah u rajaynaysaa Ciid Mubaarak farxad iyo barwaaqo leh.
Allaha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana inaga dhigo kuwo is cafiya, is jecel, oo horumar gaara ๐ค
๐ Ciid Mubaarak ๐