Real Daily News

Real Daily News ku xidhnoow boga soo gudbinta wararka xaqiiqda ku salaysan ee ka dhaca guud ahaan caalamka Follow to see world events

DEG-DEG: Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa dil ku xukuntay Sayid Cali Macallin Daa'uud oo lagu helay danbi ah in uu Xaask...
06/03/2024

DEG-DEG: Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa dil ku xukuntay Sayid Cali Macallin Daa'uud oo lagu helay danbi ah in uu Xaaskiisa Nolosha ku gubay.

31/05/2023

Dhowaan filo

MADAXWEYNAHA JFS OO U MAGACAABAY MARWO MAKO MAXAMUUD MUUSE LATALIYAHA XAKAMEYNTA QULQULKA HUBKA SHARCI-DARRADA AH
16/05/2023

MADAXWEYNAHA JFS OO U MAGACAABAY MARWO MAKO MAXAMUUD MUUSE LATALIYAHA XAKAMEYNTA QULQULKA HUBKA SHARCI-DARRADA AH

Masoud Ozil ayaa faafiyay sawirkan wuxuuna kusoo qoray "Mar walba garabkaaga ayaan nahay mudane madaxweyne. "
16/05/2023

Masoud Ozil ayaa faafiyay sawirkan wuxuuna kusoo qoray "Mar walba garabkaaga ayaan nahay mudane madaxweyne. "

Raโ€™iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa u magacaabay Maxamed Xasan Shire Agaas...
16/05/2023

Raโ€™iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa u magacaabay Maxamed Xasan Shire Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS.

DEGDEG: Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in dhismaha suuqii gubtay ee Waaheen ay ku guulaysata...
04/05/2023

DEGDEG: Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in dhismaha suuqii gubtay ee Waaheen ay ku guulaysatay shirkad laga leeyahay dalka Eswatini ee koonfurta Afrika.

Shirkaddan ayaa lagu magacaabaa INYATSI CONSTRUCTION COMPANY.

Rishi Sunak, ayaa noqday Raysal wasaaraha cusub ee UK.Waa maalqabeen asalkiisu Hindi yahay.
24/10/2022

Rishi Sunak, ayaa noqday Raysal wasaaraha cusub ee UK.

Waa maalqabeen asalkiisu Hindi yahay.

๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ๐Ÿ† ๐‘๐ž๐š๐ฅ ๐Œ๐š๐๐ซ๐ข๐ ๐š๐ซ๐ž ๐ญ๐ก๐ž ๐œ๐ก๐š๐ฆ๐ฉ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐จ๐Ÿ ๐’๐ฉ๐š๐ข๐ง ๐Ÿ† ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธCarlo Ancelotti clinches his first La Liga title as Los Blancos secure th...
30/04/2022

๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ๐Ÿ† ๐‘๐ž๐š๐ฅ ๐Œ๐š๐๐ซ๐ข๐ ๐š๐ซ๐ž ๐ญ๐ก๐ž ๐œ๐ก๐š๐ฆ๐ฉ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐จ๐Ÿ ๐’๐ฉ๐š๐ข๐ง ๐Ÿ† ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ

Carlo Ancelotti clinches his first La Liga title as Los Blancos secure their 35th La Liga title - their fourth since 2010.

Realmadrid ayaa ku guulaysatay horyaalka laliga ee dalka spain,

Lambarada Tabarucaadka Gurmadka Suuqa Waaheen Waxaa loo kala qaybiyay laba qaybood  oo kala ah.1. Wixii Qaadhaan ah ee K...
03/04/2022

Lambarada Tabarucaadka Gurmadka Suuqa Waaheen Waxaa loo kala qaybiyay laba qaybood oo kala ah.

1. Wixii Qaadhaan ah ee Ka imanaya Dawladaha Caalamka Waxa ay Ku Soo Dirayaan Akoono ay Maamulaan Guddida Heer Qaran ee Suuqa Waaheen oo ah.

BAANKA SOMALILAND ACCT
Dollar-ka: 1830
SHILING-ka: 1831

2. Wixii Tabarucaad ah ee ka imanaya Muwaadiniinta Reer Somaliland Gude iyo Dibadba waxay ku Soo Hagaajinayaan Wixii Tabarucaad ah Akoonada kala ah.

* BAANKA SOMALILAND ACCT
DOLLAR 1832
SHILING 1833

* DAHABSHIIL BANK: HRGD94390
E-DAHAB: 0657704919
SALAAMA BANK: 61111044
ZAAD SERVICE: 7661111
AMAL BANK: 1014441331
PREMIER BANK: 100700082001

TURKEY ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท IYO ISRAA,IIL๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ฑMadaxweynaha Israa'iil Isaac Herzog ayaa booqasho ku yimid dalka Turkiga.Herzog ayaa waxaa garo...
09/03/2022

TURKEY ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท IYO ISRAA,IIL๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ฑ

Madaxweynaha Israa'iil Isaac Herzog ayaa booqasho ku yimid dalka Turkiga.

Herzog ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Ankara Esenboga ku qaabilay afhayeenka madaxtooyada Ibrahim Kalin.

Booqashadiisa laba maalmood ah, Herzog ayaa wada-hadallo laba geesood ah. la qaadan doona Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan

Erdogan iyo Herzog ayaa shir jaraaโ€™id oo wadajir ah si wadajir ah u qaban doona ka dib kulan ay wafuudda labada dal ku yeesheen xarunta madaxtooyada ee magaalada Ankara.

Herzog ayaa magaalada Istanbul kula kulmi doona xubno ka tirsan bulshada Yuhuuda.

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Real Daily News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Real Daily News:

Share