Bulaal Marketing Company

Bulaal Marketing Company Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bulaal Marketing Company, Marketing Agency, Sayid, kasoo horjeedka HASS Petroleum, Mogadishu.

03/04/2021

Somali Jobs is the place for jobseekers to find the job of their dreams and for recruiters to advertise their vacancies to find/reach the right candidates, easily and cost-effectively.

COVID19 iyo Ganacsiyada fursadaha lehMudane akhriste halkaan waxaan si kooban kugu soo gudbinaynaa qaar kamid ah ganacsi...
02/03/2021

COVID19 iyo Ganacsiyada fursadaha leh

Mudane akhriste halkaan waxaan si kooban kugu soo gudbinaynaa qaar kamid ah ganacsiyada samayn doona kobaca kadib soo if bixii cudurka dilaaga ah ee COVID19;

1. Ecommerce / Online Shopping (ku dukaamaysiga habka Online-ka):
Inta uu jiro cudurka COVID19 bulshadu ma heli doonto xoriyad ay ku socdaan si toos ahna ay ugu soo adeegtaan sidaas darteed habka fudud ee bulshada ka caawin doonta in ay helaan adeega iyo alaabta ay rabaan iyagoo jooga guryahooda ayaa ah ku dukaanaysiga habka Online-ka ah.

2. Delivery System (Alaab Geeye): qof walba waxa uu u baahan doona shirkad ama qof adeegiisa uga soo qaada dukaamada, meheradaha iyo meelaha lamidka ah maadaama inta uu jiro COVID19 ay adag tahay isku socodka iyo bix bixitaankuba.

3. Online Teaching (Waxbarasho hab Online ah): waxaa la xiray dhamaan goobihii waxbarashada sababo la xiriira ka hortaga faafida cudurka COVID19, hadaba si loo helo waxbarasho inta lagu guda jiro xaaladaan waxaa muhiim ah in la hormariyo hanaanka waxbarashada ku salaysan fogaan arag ama Online-ka waana fursad shaqo abuur misna buuxin karta firaaqa ka dhashay baahida cudurla COVID19.

4. Software & Applications development (Hormarinta Software iyo Applications) soo ifbixii COVID19 waxa ay ka dhiganayd aduunyadu ay ku baraarugto baahida loo qabo in latayeeyo aqoonta ku aadan Tiknoolajiyada maadama inta badan kulamadii, shirarkii, waxbarashadii iyo isku imaatinadee tooska ahaa oo dhan la joojiyey taas badalkeedana la door biday isticmaalka Software ay hormariyeen Injineero dhanka Tiknoolajiyada ah sida Software-rada ZOOM, SKYPE, GOTOMEETING iyo kuwo kale.
Dhanka kale maadama la joojiyey isku socodkii iyo dukaamaysigii tooska ahaa waxaa muhiim ah in la helo hab qofku adeega ama alaabta uu rabo uu ugu soo dalban karo taas oo ka dhigan in baahi loo qabo hormarin in lagu saneeyo Software iyo Application ay isticmaalaan shirkaduhu si dalabadka iyo u adeegida macaamiishu u sahlanaato.

Qormada xigta waxaan idin kula wadaagi doonaa Gacsiyada uu saamaynta xun ku yeeshay ama ku yeelan doono COVID19.

Markaad calaamada @ taabato qofka 2aad ee kusoo basa ayaa hadyad ahaan kuugu keeni doona.Nala wadaag qoftaas aan kula ar...
25/12/2020

Markaad calaamada @ taabato qofka 2aad ee kusoo basa ayaa hadyad ahaan kuugu keeni doona.

Nala wadaag qoftaas aan kula aragnee.

Ganacsiga guulaysta waa kan leh macaamiishiida daryeelo oo ay daacada u yihiin.Bulaal Marketing Company waxay kaa caawin...
24/11/2020

Ganacsiga guulaysta waa kan leh macaamiishiida daryeelo oo ay daacada u yihiin.

Bulaal Marketing Company waxay kaa caawinaysaa:

● Helitaanka macaamiil ku xiran badeecadaada.
● Gaarsiinta macaamiisha xogta iyo badeecada shirkada.
● Samaynta qiimaynta suuqa (Market Assessment).
● Abuurida Social Media Accounts ay shirkadu leedahay.

Bulaal Digital Marketing Company waxaa loo aasaasay siduu uga caawin lahaa goobaha Ganacsi in ay helaan macaamiil.Bulaal...
24/11/2020

Bulaal Digital Marketing Company waxaa loo aasaasay siduu uga caawin lahaa goobaha Ganacsi in ay helaan macaamiil.

Bulaal Marketing Company waxay kuu diyaarinaysaa siyaasadaha iyo qorshayaasha Suuq gaynta, sidoo kale waxay kaa caawin helitaanka macaamiil iyo bulsho ku xiran adeegaaga ama badeecadda aad ugu talagashay.

Macmiil ku xirnoow page keena sidoo kale waxaad nagala soo xiriir kartaa;

[email protected]
Ama 252613940222
Ama 252906796850

Ama nagu soo booqo xarunteena oo ku taal
Sayidka, kasoo horjeedka HASS Petroleum Company, Mogadishu-Somalia

Address

Sayid, Kasoo Horjeedka HASS Petroleum
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bulaal Marketing Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share