09/08/2026
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ฒ๐ ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ซ, ๐๐๐ฅ๐ช๐ข๐ข๐ฌ๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ซ, ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ซ ๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก๐ข, oo kaalmaha sare ka galay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir.
Saddexdan arday waxay guushan ka gaareen 45,452 arday oo imtixaanka u fariistay, taas oo muujinaysa dadaalkooda iyo kartidooda.
Hambalyo ayaan sidoo kale u diraynaa dhammaan ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ญ๐๐ฒ, ๐ฐ๐๐๐ฅ๐ข๐๐ข๐ข๐ง๐ญ๐จ๐จ๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐จ๐จ๐๐. Guul iyo mustaqbal ifaya ayaan idiin rajaynaynaa.