07/04/2026
Xildhibaan Mukhtaar Kamiin oo ka tirsan baarlamaanka Puntland kana hadlayay xil-wareejinta maamulka gobolka Nugaal ayaa sheegay in gudoomiyihii h**e Qaanqaan xilka looga qaaday inuu isku waday dadka gobolka Nugaal, kuwa dawladu jeceshahay iyo kuwa aysan jeclaynba.
Wuxuu sheegay sidda wax u socdaan in PL ay gobol gobol noqonayso, loona baahanyahay inta ka hartay xilligaan adag in dadka Nugaal ay isku tashadaan oo wixii dhibaato ah iska ilaashaan.