Yusuf Habiibi media network

Yusuf Habiibi media network ​مُفكر، باحث، فيلسوف Sophophilia
محتوى بصوتي 🎙️ خذ ماتشاء 🫶
​Thinker, researcher, philosopher Sophophilia
Audio content 🎙️ Take whatever you want 🫶

09/05/2026

Fariin dowlada ka timid. Adigu go'aankaagu muxuu yahay ? Ma inaa ka qeybgasho bannaanbaxa mise in aad gurigaaga joogto?.

Yusuf Habiibi media network

09/05/2026

Sh. Yuusuf Tuurxume waxaan ku barannay wanaag, waa sheekh kitaabbo akhriya, xalaal iyo xaaraanna kala yaqaan, nimankan sheekha u gafay caddeyn ayaa laga rabaa, sheekhana waa in uu hadlaa oo uu tuhmadaan culus iska difaacaa, annagana garabkiisa ayaan nahay.

Yusuf Habiibi media network

Madaxweyne Hassan Sheikh waxa uu soo galay kaalinta 13aad, 2027 kaalinta 1aad ayaan kuu rejeyneynaa.  Yusuf Habiibi medi...
08/05/2026

Madaxweyne Hassan Sheikh waxa uu soo galay kaalinta 13aad, 2027 kaalinta 1aad ayaan kuu rejeyneynaa.

Yusuf Habiibi media network

08/05/2026

Taliye shaqada aad bulshada u heyso allaha kula garab galo
Abukar Muktar Mohamed baargeelle

In qof xisbi ka tirsan lagu qasbo aragtida xisbiga kale .Ma dimiquraadiyaadaa mase waa jujeeb .Dowlad goballeedka Hirsha...
30/04/2026

In qof xisbi ka tirsan lagu qasbo aragtida xisbiga kale .
Ma dimiquraadiyaadaa mase waa jujeeb .
Dowlad goballeedka Hirshabelle waxa ey kawado labada gobal hiraan iyo shablledda dhexe waxa ey u muuqataa awood sheegaso .
Qofka asiga xur u ah aragtidiisa .

Yusuf Omar Muse

Hirshabelle ayaa bilaawday handadaad iyo caga jugleyn ay ugeeysaneyso Maamulayaasha iskuulada ku yaala Magalloyinka Jowh...
28/04/2026

Hirshabelle ayaa bilaawday handadaad iyo caga jugleyn ay ugeeysaneyso Maamulayaasha iskuulada ku yaala Magalloyinka Jowhar baladweyne Balcad buulaburde Mahadaay Jalalaqsi Warsheekh iyo Cadale.
Maamulayaasha ayaa lagu qasbaya in ay ardayda iskuuladooda dhigata ay ka diiwan galiyan linki lasheegay in loogu codeeynayo doorashada la filayo in ay hirshabelle ka dhacdo .
Sida aad qoraalka hoose ku araktid Siciid Camaloow Waa Wasiirka Waxbarashada hirshabelle Waxa uu handadaya mid ka mid ah Maamulayaasha iskuulada ku yaala hirshabelle si ardayda loogu qasbo in linkiga buuxiyan oo ay galiyaan magacooda iyo telefoon nambarkooda si qasab ah .

Wasiir Camaloow ayaa leh 300 oo qof ayaan karaba maamule halka maamuluhu uu ku jawaabayo Wasiir ardayda aan haayay kuli waxaan buuxinay linkiga Madaxweyne guudlaawe lkn Wasiirka ayaa markale ku jawaabaya Maamule amar qaado ama shaqadaada ayaad ka dareeme Waa handadaad caadi ah.

Dhacdooyin Cajiib ah ayaa laga so tabinaya diyaar garowga doorashada hirshabelle.
Yusuf Omar Muse

28/04/2026

Musharaxa JSP Ee Xilka Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Ahmed Mayre Makaraan iyo wafdi Uu Hor-kacaayo ayaa maanta Gaaray Magaalada Jowhar Ee Caasimada Hirshabelle,

JSP hadii ay si Rasmi ah Ugu dhawaaqaan In Axmad Faal uu u yahay Musharaxa Xisbigaas , waxa ay kasba doonaan Taageerayaal Badan oo labada gobal ah sidokle Dooqa siyaasadu K**a qaldoomin, Axmad Waana Nin Muhiim U ah Bulshada Gobalka Sh/dhexe Aadna looga yaqaano Gobalka .

Yusuf Omar Muse

12/04/2026

Wacdaraha aan horay loo arag ee CXDS, diyaaro dagaal, Taangiyo iyo Hub culus.

10/04/2026

!ran oo wacdaro dhigtay, Trump oo dagaal door bidaya & fagaaraha wadahadalka Pakistan, maxaa socda?

Sida ay werisey Al Jazeera, wasiirka arrimaha dibadda Iiraan, Abbas Araghchi ayaa maanta telefoon ka wacay safiirka cusu...
10/04/2026

Sida ay werisey Al Jazeera, wasiirka arrimaha dibadda Iiraan, Abbas Araghchi ayaa maanta telefoon ka wacay safiirka cusub ee Lubnaan usoo dirsatay inuu u fadhiyo Iiraan, Mohammad Reza Shibani , wuxuuna u sheegay ; “ Ha u maleyn inaan Mareykanka horfadhisan doono oo wada-hadal la gali doono , waxay taa ku dhacaysaa keliya marka Israa’iil ay joojiso weerarrada Lubnaan, waana ku waajib Mareykanka inuu fuliyo xabbad-joojinta Lubnaan.”

10/04/2026

Fursaduhu iskama imadaan.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yusuf Habiibi media network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Yusuf Habiibi media network:

Share