Key Message

Key Message Communication and PR company based in Somalia
Your Narrative Solutions

25/06/2023

Waa qiso kulansatay saameyn bulsho, garab istaag iyo hoggaamin dhab ah. Farxad ayey inoo tahay in aan kaalin ku lahayn (Fikradda, diyaarinta iyo soo saarista) soo bandhigidda arrintan.

We have the capacity to deliver higher impact at localand committed to the international standards thus multicultural en...
19/06/2023

We have the capacity to deliver higher impact at local
and committed to the international standards thus multicultural environment we work in.



Goobjoog FM waa idaacad madax bannaan xarunteeda ugu weyna ay tahay Muqdisho, kuna leh xarumo gobollada dalka. Website-ka Goobjoog News waxaa si toos ah looga dhageysan karaa barnaamijyada iyo warka ka baxaya idaacadda idaacadda Goobjoog FM, iyadoo la adeegsanayo aalladda tebinta toos ka ah (Live st...

HOOYO waa Tiirka iyo Aasaaska koowaad ee nolosha. Dunida waxaa maanta oo kale sanad kasta laga xusaa maalinta hooyada. D...
14/05/2023

HOOYO waa Tiirka iyo Aasaaska koowaad ee nolosha. Dunida waxaa maanta oo kale sanad kasta laga xusaa maalinta hooyada. Dhammaan hooyooyinkeena aan si wada jir ah u dhahno, "Mahadsanid Hooyo".





08/05/2023

Documentary ay Keymessage ka sameysay Banbaxa Gobolka Benadir. Shirka oo maamulka Gobolka Banaadir uga qabsoomay magaalada Muqdisho 10-14 ka Janaayo 2023, ayaa waxaa tabintiisa lahaa shirkada adeeg warbaahineed ee xiriirka bulshada ee KeyMessage .

https://www.youtube.com/channel/UCdK_UU9Xn8QLOe7CupFfVHg

Dunida waxaa maanta looga dabaaldegayaa maalinta fure sireedka adduunka. Imisa jeer ayaa beddashaa fure sireedka akoonad...
04/05/2023

Dunida waxaa maanta looga dabaaldegayaa maalinta fure sireedka adduunka. Imisa jeer ayaa beddashaa fure sireedka akoonadaada?



29/04/2023

Wax walba oo ku saabsan Calaamadda Aqoonsiga Twitter-ka ee Blue tick.




Ma ku wareertay isbeddelka cusub ee Twitter?
24/04/2023

Ma ku wareertay isbeddelka cusub ee Twitter?

Dhammaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa munaasabadda Ciidul Fidriga. Alle sanadkaan sanadkiisa ha nagu ...
21/04/2023

Dhammaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa munaasabadda Ciidul Fidriga. Alle sanadkaan sanadkiisa ha nagu gaarsiiyo bashbash iyo barwaaqo.

عيد مبارك
تقبّل الله منّا ومنكم صالح الأعمال


  .
24/03/2023


.

   , dhammaan umada Soomaaliyeed.
22/03/2023

, dhammaan umada Soomaaliyeed.

Curating Strategically Designed Celebrity Campaigns To Promote Our Clients' Brands.
21/03/2023

Curating Strategically Designed Celebrity Campaigns To Promote Our Clients' Brands.

Kaarkaaga waa furaha kobcinta aqoontaada Online-ka.

Ka kororso aqoontaada websiteka aad doonto sida Coursera, Udemy, Linked Learning, Skillshare, Udacity iwm adigoo aan ka walwalin khidmad ama fee.




16/01/2023

Khibraddeena xayeesiin sameynta waa mid la jaanqaadeysa dunida.

Address

Jowhara Apartments, Afgoi Street , Hodon
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Key Message posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Key Message:

Share