AKUNA TV

AKUNA TV AKUNA TV – Meesha Runta iyo Hal-abuurku ku Kulmaan.

08/08/2026

Suldaanka Guud ee Beesha Dabare ee Khaliijka Carabta, Suldaan Yuusuf Suldaan Cali Nuur Suldaan Wanaas, ayaa magaalada Jiddah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya xaflad soo dhoweyn ah ugu sameeyay

Wasiirkii h**e ee Tacliinta Sare ee dowladdii Kacaanka Soomaaliya, kaas oo dalka Soomaaliya muddo 36 sano ah ka maqnaa, kaddibna dhawaan dib ugu soo laabtay dalkiisa

27/05/2026

Dalna dooy... Deegaana Diinsoor..

25/05/2026

Halyeygii weynaa ee kubadda cagta, laacibkii h**e ee Man City, Cabdisalaan Ibraahim Cadaaye, ayaa maanta deeq dhar ciid ah gaarsiiyey carruurta dhigata Madarasada Cabdisalaan Ibraahim

10/05/2026

Rer Diinsoor maanta codkooda ayay ku cibaadeysteen, si nabad ahna ugu muujiyeen rabitaankooda iyo doorashadooda. Waa maalin taariikhi ah oo muujineysa wacyiga, midnimada iyo awoodda shacabka Diinsoor. 🗳️👏
Dc Ibrahim Maxamed

09/05/2026

Ururka Ramaas oo kaalinta 3-aad ka galay doorashadii gobolka Banaadir ayaa maanta olole xooggan ka sameeyey degmada Diinsoor. Taageerayaasha ururka ayaa muujiyey isku duubni iyo diyaar garow weyn, iyadoo Ramaas uu rajo wanaagsan ka qabo in doorashada KGS uu ka galo kaalinta 2-aad.

09/05/2026

Guddoomiyaha degmada Diinsoor Mudane Dc Ibrahim Maxamed Nuur shig shigow ayaa xarigga ka jaray suuq loogu talagalay iibinta xoolaha nool ee degmada, kaas oo ay dhistay Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ee XFS.

03/05/2026

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta ka dhacday degmada Diinsoor, taasoo si rasmi ah loogu daah-furayay Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP).

02/05/2026

booqasho shaqo oo uu guddoomiyaha degmada Diinsoor, mudane Dc Ibrahim Maxamed Nuur “Shig Shigow”, ku marayay xaafadaha degmada, ayaan indhahayga ku arkay muuqaal ka tarjumaya hoggaan ku dhisan u-dhowaansho iyo daryeel bulsho

02/05/2026

Guddoomiyaha degmada Diinsoor, Mudane Dc Ibrahim Maxamed Nuur “Shig Shigow”, ayaa maanta kormeer ku tegay dhismaha cusub ee terminal-ka garoonka diyaaradaha ee Suldaan Xaaji Maxamednuur

Gudoomiye Ibraahim ayaa U mahadceliyay Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Xukuumada Federalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali Abdi taageerada uu siiyay mashruucan, isagoo xusay in dhismaha cusub uu si weyn uga qeyb qaadan doono fududeynta safarka iyo kor u qaadista adeegyada garoonka

28/04/2026

Guddoomiyaha Degmada Diinsoor, Mudane Dc Ibrahim Maxamed nuur (Shig Shigow), waa hoggaamiye karti iyo dadaal ku dheehan yahay. Wuxuu si hagar la’aan ah ugu taagan yahay horumarka iyo nabadda degmada, isagoo mar walba u taagan adeegga bulshada iyo mideynta shacabka. Shaqadiisa muuqata iyo hoggaamintiisa hufan waxay ka dhigeen tiir adag oo Diinsoor ku naaloon karto.

Address

Dinsor

252

Telephone

+252615866188

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AKUNA TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to AKUNA TV:

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company?

Share