Xayeysiiso Ganacsigaaga

Xayeysiiso Ganacsigaaga Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xayeysiiso Ganacsigaaga, Internet Marketing Service, Mogadishu.

06/01/2026
24/12/2025

✨ Salaan diirran dhammaan macaamiisheena sharafta leh! ✨

Ku soo dhowaada Safar Travel Agency – halka aad ka heli karto adeegyo safar oo la isku halleyn karo, degdeg ah, kuna socda hab xirfad sare leh.
Waxaan si joogto ah ugu adeegnaa: ✈️ Tigidhada diyaaradaha (Local & International)
🛂 Adeegyada Visa-ha dalal kala duwan
🏨 Hotel Reservation
🧳 Qorsheynta safarro shaqo & dalxiis
📄 La-talin iyo hagid dhammaan arrimaha safarka
👉 Shaqooyinkeenna si habsami leh ayay u socdaan, annagoo mudnaanta siinayna kalsoonida, waqtiga, iyo qanacsanaanta macaamiisha.
🤝 Soo dhaweyn gaar ah ayaan u fidineynaa dhammaan macaamiisheena cusub – ku faraxsanow inaad noqoto qayb ka mid ah Safar Travel Agency, halka safarkaagu ka bilaabmo kalsooni iyo tayo.
📞 Nala soo xiriir mar walba – Safarkaaga waa masuuliyaddeenna.+252619391124
Mahadsanidiin dhammaan macaamiisheena nagu kalsoon. 🌍✨

06/09/2025

Xasuusin dhamaan Macaamiisheenna sharafta leh

Flight-ka ugu qiimaha jaban suuqa kuu heynaa kaalay hadda hel macamiil

MOGDISHU TO NAIROBI
NAIROBI TO MOGDISHU
Iyo dhammaan gobolada dalka

Dag dag ku hel ticket qiimo jaban

Kala xiriir number
+252619391124
+252618070510

Address

Mogadishu

Telephone

+252618070510

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xayeysiiso Ganacsigaaga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share