Baliil.AT

Baliil.AT ⚽ Home of Football Baliil.AT
🎯 Goals • Skills • Legends
🔥 Daily Football Content
📍 Follow Baliil.AT

🚨🔴:  LFC Ayaa Isku Diyarineyso Inay Ay Hal Wareeg Oo Kale Ay Kawada Hadlaan Bournemouth Saxiixa MILOS KERKEZ. Liverpool ...
04/06/2025

🚨🔴: LFC Ayaa Isku Diyarineyso Inay Ay Hal Wareeg Oo Kale Ay Kawada Hadlaan Bournemouth Saxiixa MILOS KERKEZ.

Liverpool Iyo Bournemouth Ayaa Dhamaystiraya Heshiiska Xidiga.

HERE WE GO SOON.💣

[ Fabrizio Romano ]

INFO: Ciyaar Yahan Liverpool Ah K**a Mid Noqon Doono Saxiixa Florian Wirtz.  Iyadoo REDS Ay Diyaarineyso Dalab Rikoor Ah...
04/06/2025

INFO: Ciyaar Yahan Liverpool Ah K**a Mid Noqon Doono Saxiixa Florian Wirtz. Iyadoo REDS Ay Diyaarineyso Dalab Rikoor Ah(Cash only).

Liverpool Ayaa wali wadahadalo kula jirta Bayer Leverkusen oo ku saabsan heshiiska Wirtz.
Xiddiga reer Germany ayaa ku qancay qorshaha cad ee Arne Slot ee ah halka uu ka ciyaari doono Liverpool oo ah No 10.

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:30 - 22:00
Tuesday 07:30 - 22:00
Wednesday 07:30 - 22:00
Thursday 07:30 - 22:00
Saturday 07:30 - 22:00
Sunday 07:30 - 22:00

Telephone

+252612876938

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baliil.AT posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Baliil.AT:

Share