Shariif Abdiasiis .motivator

Shariif Abdiasiis .motivator please follow my page

25/03/2025

Hadhaka dunida ruxi harsade
Heryo kala nooca

Oo horjooga ruuxii ahaaye
Heybta lagu faano

Hebel tegay hoosiisa lumaa
Lagu hilabaa

17/10/2023
17/10/2023

Janada ruuxii lagu jaheeyo jaxiimuu ka jeesanaa

05/08/2023

Ha lagu ilmeeyee horta dhimo af maahee eego la noloyahy iyo ifkan kagaga bahanee ina yaro aqoonsiya

10/07/2023
10/07/2023

Walalayaal aan iska saxano faatixada aan mara waliba aqariino markii aan ku jiro salaada

10/07/2023

Celebrating my 1st year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉

Jumco mubaarka
12/05/2023

Jumco mubaarka

11/05/2023

What goes around comes around

11/05/2023

Shalay ruux negaa ba
Naxash caawa yaallee,
Sow ma neefsanaayoo
K**a nooli geerida?

Inta aan nitaaqiyo­­­­
Tirsanaayo nabarada,
Maan nimcooyinkaygiyo
Nasiibkayga fiiriyo?

Noloshaan tobnoobine,
Nuska iga maqnaadiyo
Nafarkaan tebaaya na
Rejo maan ku naawilo?

Way i noogtay dhaaxoo
Cabashada nuxuusta le
Waan ka naaxi waayee,
Maan nabad galyeeyoo
Nooli kulante aan dhaho.

Quustiyo nadaabada
Mugdigaa nac dhaliyee,
Maan nayaayiroodoo
Nalka ii baxaayiyo
Nuurkani iftiinsado.

Halka laga niyoodee
Marna laga nuglaadaa
Nabdigay u badantee,
Inta aan nadiifiyo
Naxli maan ka dhawroo
Xamdi naqa ku liiliyo

Naxar iyo cadaab iyo
Naarbaa danbaysoo
Janno lagu negaadaa
Nasri yahay xaqiiqdee,
Si buu iigu nabanyee
Maan naaro shaydaan?

Naaskaad ishaartiyo
Dareenkaad ka nuugtaa
Ninba xeel faraysa e,
Maan naabo yu’ashada

Hadba waa naruurada
Nudahaad ka eegto e,
Arinkaygan naasilan
Maan nasteexo daawado

Abwaan yaxaye yabaal

Address

Sh. Cabdixafiida
Mogadishu
00000

Telephone

+252684537186

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shariif Abdiasiis .motivator posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shariif Abdiasiis .motivator:

Share