Ajmal Design

Website

Ajmal Design Meesha ay hal-abuurka iyo quruxdu ku kulmaan. Design ka dhigaya brand-kaaga mid muuqda.

Hal-abuur naqshadeed oo soo jiita indhahaaga.

📩 Dalbo design-kaaga hadda.

Mustaqbalka ma sugo qofka diyaar garowgiisa dib u dhiga. Adduunku wuxuu u socdaa dhinaca tignoolajiyada, xirfadaha maant...
15/09/2026

Mustaqbalka ma sugo qofka diyaar garowgiisa dib u dhiga. Adduunku wuxuu u socdaa dhinaca tignoolajiyada, xirfadaha maantana waa kuwa go'aaminaya guushaada berri.
Ha sugin ilaa berri inta ay xilligu kaa dambaynayo. Maanta bilow barashada xirfaddaada mustaqbalka!

Muqdisho maanta, shaqaalaha ugu mashquulka badan waa CAGAFTYADA!Subax ilaa galab shaqo ayay hayaan—magaaladana meel ay m...
09/09/2026

Muqdisho maanta, shaqaalaha ugu mashquulka badan waa CAGAFTYADA!
Subax ilaa galab shaqo ayay hayaan—magaaladana meel ay maraan lama yaqaan. 😂😭
Cagafku hadda wuxuu noqday deriska ugu caansan Muqdisho. 🏠➡️🚜

La Kulan Maskaxda Hal-abuurka Leh Ee Ka Dambaysa Ajmal DesignNaqshaddu aniga iima aha oo keliya mid qurux badan; waa hab...
02/09/2026

La Kulan Maskaxda Hal-abuurka Leh Ee Ka Dambaysa Ajmal Design

Naqshaddu aniga iima aha oo keliya mid qurux badan; waa hab aan fikrad ugu beddelo muuqaal, fariinna ugu beddelo aqoonsi.

Waxaan aaminsanahay in design wanaagsan uu leeyahay saddex tiir:
✨ Hal-abuur
🔍 Faahfaahin
💼 Xirfad

Anigoo ah Founder & Creative Director-ka Ajmal Design, waxaan ku dadaalaa inaan abuuro designs nadiif ah, casri ah, isla markaana si dhab ah u metela qofka ama brand-ka aan la shaqeynayo.

Fikrad kasta waxay mudan tahay in si qurux badan loo muujiyo. 🚀

Suuqa Shaqada waxaa ku sugan naqshadeeyayaal badan, laakiin tayada, hal-abuurka, iyo sida aan u fahamno baahidaada ayaa ...
28/08/2026

Suuqa Shaqada waxaa ku sugan naqshadeeyayaal badan, laakiin tayada, hal-abuurka, iyo sida aan u fahamno baahidaada ayaa na kala duwi karta.

Ha ku qancin in ganacsigaagu noqdo mid caadi ah. Dooro tayada dhabta ah ee ka dhex muuqata suuqa!

Ajmal Design waxaan kuu abuuri karnaa naqshado casri ah, xirfadeysan oo soo jiidasho leh, kuwaas oo ka caawiya summaddaa...
23/08/2026

Ajmal Design waxaan kuu abuuri karnaa naqshado casri ah, xirfadeysan oo soo jiidasho leh, kuwaas oo ka caawiya summaddaada inay si gaar ah uga dhex muuqato suuqa.

HA U SHAQAYN SI ADAG OO KELIYA —U SHAQEE SI XEELAD LEH OO QORSHEYSAN.Dadaalku waa muhiim,laakiin xeelad iyo qorshe sax a...
21/08/2026

HA U SHAQAYN SI ADAG OO KELIYA —
U SHAQEE SI XEELAD LEH OO QORSHEYSAN.
Dadaalku waa muhiim,
laakiin xeelad iyo qorshe sax ah ayaa dadaalkaaga u beddela natiijo.

Mararka qaar daalku ma aha shaqada oo keliya. Waxaa sababi kara waxyaabo yar-yar oo maalin kasta nagu soo noqnoqda:Adiga...
11/08/2026

Mararka qaar daalku ma aha shaqada oo keliya. Waxaa sababi kara waxyaabo yar-yar oo maalin kasta nagu soo noqnoqda:

Adigase maxaa inta badan tamarta kaa dhammeeya?

Hambalyo dhamaan ardeyda fasalka 8aad👌
09/08/2026

Hambalyo dhamaan ardeyda fasalka 8aad👌

02/08/2026
Mararka qaar, in dadka kale laga duwanaado waxay u baahataa geesinimo. Xataa haddii aad kaligaa taagan tahay, sii wad da...
16/07/2026

Mararka qaar, in dadka kale laga duwanaado waxay u baahataa geesinimo. Xataa haddii aad kaligaa taagan tahay, sii wad dadaalkaaga oo ku kalsoonow himiladaada.

Ma rabtaa inaad sumaddaada ka dhigto mid dadka kale kaga duwan Dhan waliba?
Nala soo xiriir maanta!

Address

Via Roma
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ajmal Design posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share