Milgo Digital

Milgo Digital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Milgo Digital, Advertising/Marketing, Hodan, Mogadishu.

Milgo Digital, is a marketing company based in Somalia, we offer different services such as , Branding, Printing,Graphic design, Social Media Management, events Branding and Planning.

Waxaan garab taagannahay wiilkeena soomaaliyeed.We stand with Omar Abdulkadir Artan
10/06/2026

Waxaan garab taagannahay wiilkeena soomaaliyeed.

We stand with Omar Abdulkadir Artan

New Packages.Si aan u ilaalinno qanaacada macaamiisheenna ulana jaanqaadno baahidooda waxaan soo kordhinay xirmooyinka T...
08/06/2026

New Packages.

Si aan u ilaalinno qanaacada macaamiisheenna ulana jaanqaadno baahidooda waxaan soo kordhinay xirmooyinka Tayo iyo Tanaad oo ku haboon in lagu hormariyo ganacsiyada koraya.

Si aad uga faaiideysato nala soo xiriir hadda.

We refreshed our brand and our services , stay connected.Eid Mubarak
28/05/2026

We refreshed our brand and our services , stay connected.

Eid Mubarak

Nooc kasta oo shaqadaada ama ganacsigaagu yahay  waxaan diyaar u nahay bulshada si qurux badan ugu soo bandhigno.
16/05/2026

Nooc kasta oo shaqadaada ama ganacsigaagu yahay waxaan diyaar u nahay bulshada si qurux badan ugu soo bandhigno.

Ciid wanaagsan dhamaan macaamiisheena sharafta leh.Ilaahay ciidaan ciideeda nabad caafimaad iyo barwaaqo ha inagu gaarsi...
19/03/2026

Ciid wanaagsan dhamaan macaamiisheena sharafta leh.

Ilaahay ciidaan ciideeda nabad caafimaad iyo barwaaqo ha inagu gaarsiiyo.

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.

MAGACAABIS RASMI AHDhamaan macaamiisheena sharafta leh, howlwadeennada, suppliers-ka, iyo hay’adaha kala duwan ee shirka...
15/03/2026

MAGACAABIS RASMI AH

Dhamaan macaamiisheena sharafta leh, howlwadeennada, suppliers-ka, iyo hay’adaha kala duwan ee shirkaddu la shaqeyso waxaa lagu wargelinayaa in laga bilaabo maanta si rasmi ah loogu magacaabay Khaalid Axmed Geeddi jagada Madaxa Fulinta Howlaha shirkadda (Operations manager).

Mas’uulkan cusub wuxuu qaabilsanaan doonaa isku-dubaridka iyo hagidda howlaha maalinlaha ah ee shirkadda, si loo hubiyo in adeegyada iyo shaqooyinka shirkaddu u socdaan si hufan, nidaamsan, isla markaana waafaqsan himilada iyo qorshayaasha shirkadda.
Sidaa darteed, dhammaan dhinacyada ay khusayso waxaan ka codsanaynaa inaad si dhow ula shaqeysaan, isla markaana siisaan wada-shaqayn buuxda iyo qadarin ku aaddan mas’uuliyadda iyo xilka loo igmaday.

Mahadsanidiin.

WHO WE ARE?AND WHAT WE OFFER?↙️
15/03/2026

WHO WE ARE?
AND WHAT WE OFFER?↙️

Ramadaan kariim.Wargelin muhiim ah Dhamaan macaamiisheenna sharafta leh waxaan idinku wargelinaynaa inaanu idiin samayna...
18/02/2026

Ramadaan kariim.

Wargelin muhiim ah

Dhamaan macaamiisheenna sharafta leh waxaan idinku wargelinaynaa inaanu idiin samaynay qiimo dhimis gaaraysa 50% oo la xiriirta branding ka iyo ganacsiyada digital ka ah halka aanu 25% qiimo dhimis ah idiinku samaynay adeegyada daabacaadda.

Qiimo dhimistan waxay socon doontaa inta lagu jiro bisha barakaysan ee ramadaanka.

Address

Hodan
Mogadishu

Telephone

+252905228844

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Milgo Digital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Milgo Digital:

Share