19/03/2026
๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐! ๐๐
Dhammaan Ummadaha Muslimiinta ah gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa farxadda ๐๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐
๐ข๐๐ซ๐ข.
Ilaahay ha inaga aqbalo Soonkii, Salaaddii iyo Cibaadadii aan soo gudanay ๐คฒโค๏ธ
Maalintaan barakeysan waxaan idiin rajeynayaa:
๐ Farxad joogto ah
๐ Nabad & Barwaaqo
๐ Caafimaad iyo Nolol Wanaagsan
ูู ุนุงู
ูุงูุชู
ุจุฎูุฑ. ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุงุนู
ุงู
Daacad Design