06/09/2022
*Saliidan mucjisada leh ee asla waxa ay daawo u tahay*
*1:* Madaxa xanuunka
*2:* Lafo xanuunka
*3:* Bilicda Timaha
*4:* Dhabar xanuunka
*5:* Caajiska
*6:* Isha, Sixirka, iyo jiniga
Saliidan waxa ay ka sameeena tahay 25 geed oo kale duwan, waxa ay daawo u yihiin xanuunada kor ku xusan.
*Ayadaha ku aqrisan saliidan mucjisada leh ee Azla*
*1:* Al-Fatihah 3mar
*2:* Ayatu Al kursi 3mar
*3:* Ya-sin 3mar
*4:* Ar-Rahman 3mar
*5:* Al-Waqi'a 3mar
*6:* Al-Mulk 3mar
*7:* Al-Jinn 3mar
*8:* Al-Ikhlas 3mar
*9:* Al-Falaq 3mar
*10:* Al-Nas 3mar
*11:* Ayatu shifa 3mar
*Isticmaalka*
Habeenkii xiliga Huradada ayaad jirka oo idil marin doonta aroortiina waad ka qubeysan doonta