23/11/2019
asc asxaabta ku soo dhawaada page-ka cusub ee oogle service oo idin qaban doona iibinta dhulalka & gawaarida pagekan waa page aan ugu tala galnay in aan umadda somaliyeed ugu soo bandhigno dhulalka guryaha & gawaarida oo qiimo macquul ah ,,, ku soo dhawaada markale iyo markale oogle service