Xaafiiska SHaqada iyo SHaqaalaha ee shaqowadaag

Xaafiiska SHaqada iyo SHaqaalaha ee shaqowadaag Helitaanka shaqo
Shaqaale qorista
Isku-xirka shaqo-bixiyaha iyo shaqaalaha
La-talinta shaqada iyo xirfadaha

01/09/2026

OGEYSIIS FURSAD SHAQO MACALLINIMO

Iskuulka Manbacu Al-Culuum – Xarunta Hodan waxaa ka bannaan fursad shaqo macallinimo oo ah maadooyinka Biology & Chemistry.
⏰ Waqtiga shaqada: Waa Galinka h**e ee subaxdii.
Goobta Shaqada : Waa Degmada Hodan, Agagaarka Isbitaalka Al-Ihsan (Dr. Shiino).

Muddada codsiga shaqada : waa 1–3 September 2026.

📱 Codsiga: Fadlan CV-gaaga iyo shahaadooyinka waxbarasho ku soo dir WhatsApp: 0613040322.
SRTV Somali

30/08/2026

nin dukaan bakaash ah kashaqeeya ayaa loo baahanyahay.

lasoo xiriir xarunteena bakaaraha

shaqawadaag xafiska shaqada iyo shaqalaha.

30/08/2026

fursad shaqo;
labaajo ayaa ubaahan laba shaqaale oo xirfadlayaal, kala soo xariir xarunteena bakaaraha.

28/08/2026

Ogeysiis ogeysiis

Dugsiga Dalsan waxa ka banaan fursad macallinnimo oo ah maadooyinka Bio iyo chem fasalka F1 iyo dugsi dhexe oo saynis ah, haddaba shuruudaha laga rabo waxaa ka mid ah:
1. Inuu heysto shahaado jaamacadeed oo xirir la leh maadooyinkaas
2. ⁠inuu leeyahay ugu yaraan 3 sano oo xirfad macallinnimo ah
3. ⁠inuu ka gudbo imtixaanka tijaabada.
4. ⁠inuu degan yahay meel u dhow deegaanka dugsiga.

Fg: dugsigu wuxuu ku yaalaa degmada Kaaraan agagaarka isgoyska degmada, imtixaanka tijaabada waxaa la geli doonaa maalint khamiista ah taarikhduna ku beegan tahay 27-8-2026..

24/08/2026

duhur wanagsan, kusoo dhowaada xaafiiska shaqada iyo shaqaalaha ee shaqowadaag

28/01/2026

Guri 4qol ah
Degmada hodan
Qazri cusub
Lasoo xariir 616 622 566

24/01/2026

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaafiiska SHaqada iyo SHaqaalaha ee shaqowadaag posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xaafiiska SHaqada iyo SHaqaalaha ee shaqowadaag:

Shortcuts

Share