21/06/2026
Sawiro qeybta 2aad:
Waxaa sharaf weyn u ah ALEEL MEDIA inay soo agaasintay (๐๐ฏ๐๐ง๐ญ ๐๐๐ง๐๐ ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ) munaasabadda sagootinta Hoggaamiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ka qayb galay casho-sharaf ay soo qabanqaabiyeen madaxda ugu sarreysa Qaranka Soomaaliyeed.
๐ Muqdisho | 20 Juun 2026
Munaasabaddan qiimaha badan waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ๐๐ก๐๐ข๐ค๐ก ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐ฎ๐ Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ๐๐๐ฆ๐ณ๐ ๐๐๐๐ข ๐๐๐ซ๐ซ๐, Guddoonnada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, masuuliyiin sare, diblomaasiyiin iyo marti sharaf kale.
ALEEL MEDIA waxay si xirfad leh u maamushay una soo agaasintay dhinacyada kala duwan ee munaasabadda, iyadoo mudnaanta la siisay tayada, nidaamka, bilicda iyo habsami u socodka dhacdada.
ALEEL MEDIA waxay diyaar kuula tahay inay si heer sare ah u maamusho uguna qurxiso munaasabadahaaga kala duwan, si ay u noqdaan xaflado xusuus reeb ah oo si xirfad leh loo soo agaasimay.
๐ ๐๐๐๐๐ ๐ง๐๐ฅ๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ ๐จ๐จ ๐๐๐ฅ๐๐จ ๐๐๐๐๐ ๐๐ฏ๐๐ง๐ญ ๐๐๐ง๐๐ ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐จ๐จ ๐ญ๐๐ฒ๐จ ๐ฅ๐๐ก, ๐ค๐ฎ๐ง๐ ๐ช๐๐ง๐๐ข๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ ๐๐๐ข๐ ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐๐ซ๐ญ๐ข๐๐๐๐๐.
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ โ ๐๐๐ฅ-๐๐๐ฎ๐ฎ๐ซ, ๐๐ข๐ฅ๐ข๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ ๐๐ข๐ซ๐๐๐๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐ค๐๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐๐๐ง ๐ค๐๐ซ๐จ.