Heen Media

Heen Media Follow iso dheh si aad iila socotid

Heen Media waxa ay ka qeyb-qaadatay daboolida Aqoon-isweydaarsiga Digital Readiness Assessment (DRA) ee uu soo qaban-qaa...
20/09/2025

Heen Media waxa ay ka qeyb-qaadatay daboolida Aqoon-isweydaarsiga Digital Readiness Assessment (DRA) ee uu soo qaban-qaabiyey UNDP in Somalia, oo ka dhacay magaalada Muqdisho.
Ka qeybgalayaashu waxa ay ahaayeen masuuliyiin ka socda Dowladda, ganacsiga gaarka loo leeyahay, ururada bulshada rayidka iyo khubaro farsamo.

29/08/2025

waa muuqaal kooban oo ku saabsan tababarka lagu qabtay Muqdisho ee ku saabsanaa Xirfadaha Dijitaalka iyo Shaqooyinka Kale ee Dijitaalka ah.

Tababarkan waxaa ka faa’iideystay 85 dhallinyaro ah, waxaana maalgeliyay oo fuliyay UNDP in Somalia iyada oo ay ka qeyb qaadatay Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyada.

Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Xirfadaha Dijitaalka & Shaqooyinka Kale ee Dijitaalka ah.Tababarkan waxaa maalgeliyay oo fu...
28/08/2025

Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Xirfadaha Dijitaalka & Shaqooyinka Kale ee Dijitaalka ah.

Tababarkan waxaa maalgeliyay oo fuliyay UNDP in Somalia iyadoo ay ka qeyb galeen Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyada
Ujeeddadu waxay ahayd in lagu baro dhalinyarada xirfadaha dijitaalka iyo fursadaha kale ee shaqo ee dhijitaalka ah.

Waxaa ka qeyb galay 85 dhallinyaro ah. Tababarkaan Waxaa lagu qabtay Mogadishu, Soomaaliya.

24/08/2025

Xafladda Xilwareejinta Gudoonkii h**e ee Midowga ardayda iyo Caleema Saarka Gudoonka Cusub Ee Jaamacadda.

Hadal-jeedinta Guddoomiyaha Jaamacadda.
Dr. Abdulkadir Sheikh Ismail.

Waxaan si guul leh u daboolnay xafladdii Caleema-saarka & Xil-wareejinta Guddoonka Midowga Ardayda Jaamacadda IMAM Al-SH...
23/08/2025

Waxaan si guul leh u daboolnay xafladdii Caleema-saarka & Xil-wareejinta Guddoonka Midowga Ardayda Jaamacadda IMAM Al-SHAFICI oo ka dhacday xarunta labaad ee Jaamacadda.

Mahadsanid Jaamacadda IMAM AL-SHAFICI!
🎥Heen Media

Address

Mogadishu
Mogadishu
252

Telephone

+252616946582

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Heen Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Heen Media:

Share

Category