Gubta Tv

Gubta Tv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gubta Tv, Social Media Agency, gubta, Mogadishu.

08/05/2026

Deg Deg: "12,000 oo guri ayaan u dhisi doonnaa dad ku dhow 80,000 oo ah dadkii laga barakiciyay guryohooda"

Wasiirka Howlaha guud, Dib u dhiska iyo guryeynta XFS Ayuub Ismaaciil Yuusuf.

06/05/2026

Dhaca wali waa socda Qaranka somalia in la wada xaraasho ayuu qarka u saran yahay dhulboob xarga gooste baa socda

Waxaa xabsiga loo taxaabay Guddoomiyihii Dhalinyarada Beesha Israafiil, Dr. Burlaeg.Arrintan ayaa si toos ah ugu xiran d...
18/04/2026

Waxaa xabsiga loo taxaabay Guddoomiyihii Dhalinyarada Beesha Israafiil, Dr. Burlaeg.

Arrintan ayaa si toos ah ugu xiran dhacdo toddobaad ka hor dhacday, kadib markii uu Dr. Abdullahi Burla'eg isaga Siidaayay gabar lagu magacaabo Samiira oo ku xirneyd xabsiga dhexe, isagoo bixiyay qarashkii lagu heystay isla markaana u raadiyay qareeno.

Xarigga Dr. Burlaeg ma ahan mid iska yimid, balse waxaa muuqata in ay ka dambeeyaan cadaadisyo iyo faragelin siyaasadeed. Waxaa si gaar ah farta loogu fiiqayaa Xildhibaan h**e , oo la rumeysan yahay in uu door weyn ku leeyahay arrintan, kadib muran ka dhashay cidda qaadatay sumcadda sii deynta gabadhaas.

17/04/2026

Matalaad Xumada xildhibaanada Murusade wax isma dhaamaan lkn kursiga Hop049 ayaa ugu liita.

17/04/2026

Beerta Xamar oo u xiran Taliyaha Qeybta ee Police ka Gobolka Banaadir Macalin Mahdi.
Macalin mahdi ayaa beerta ciidan duldhigay.

15/04/2026

Qabiil iyo awood ciidan ayaa loo sheegtay Nabadoon Cali Maanafaato, gacana waa laga jabiyay , si xuna waa loo jir dilay.

Sii share gareeya si uu caddaalad u helo

07/04/2026

DR Cabdiqaadir Qalinle"Xuseen Dhagawayne qofkii keenay ayuu Dhabarka ka toogtay, Berina Xasan ayuu Dhabarka ka toogana Nin tol rabo ma'ahan"

Source hirsho tv

Address

Gubta
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gubta Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share