Suuqa Iibka Alaabaha Celiska

Suuqa Iibka Alaabaha Celiska SUUQA IIBKA ALAABAHA CELISKA

Agab iskuul oo beec ah.1. Kuraas 30 xabo.2. Miisas 30 xabo.Cuseeb wali la isticmaalin.Qiimaha waa 270$ Xafada madiina.La...
11/09/2026

Agab iskuul oo beec ah.
1. Kuraas 30 xabo.
2. Miisas 30 xabo.

Cuseeb wali la isticmaalin.
Qiimaha waa 270$
Xafada madiina.
La xiriir telefanka 615466638.

Fadlan share garee

Ma heysa mooto Fejon celis.Horay usan qof kale u wadin.Muddo kooban la isticmaalayay.Darawal loo dhiibin milkiilaha isti...
11/09/2026

Ma heysa mooto Fejon celis.
Horay usan qof kale u wadin.
Muddo kooban la isticmaalayay.
Darawal loo dhiibin milkiilaha isticmaalayay.
Fadlan la xiriir 615466638.

Deg deg ayaa loogu baahan yahay.

Fursadaha shaqo ee macalimiinta
Fursadaha Shaqo ee Madaarista

Agab iskuul oo beec ah.1. Kuraas 30 xabo.2. Miisas 30 xabo.Cuseeb wali la isticmaalin.Qiimaha waa 270$ Xafada madiina.La...
10/09/2026

Agab iskuul oo beec ah.
1. Kuraas 30 xabo.
2. Miisas 30 xabo.

Cuseeb wali la isticmaalin.
Qiimaha waa 270$
Xafada madiina.
La xiriir telefanka 615466638.

Fadlan share garee

Fursadaha shaqo ee macalimiinta
Fursadaha Shaqo ee Madaarista
Suuqa Iibka Alaabaha Celiska

04/09/2026

Kuraas, miisas iyo sabuurad iskuul oo iib ah qofkii meel ku og fadlan hala xiriiro Whatsapp 612711317.

Fadlan share garee si qofkii haayo ula xiriiro.

Fursadaha shaqo ee macalimiinta
Fursadaha Shaqo ee Madaarista

Dhamaan bahda waxbarashada soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaan waxaan idinku war gelineynaa in aan soo gudbin kartaa...
13/08/2026

Dhamaan bahda waxbarashada soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaan waxaan idinku war gelineynaa in aan soo gudbin kartaan alaabaha waxbarashada ee iibka ah, si lagugu suuq geeyo.

FG: Ma jiri doonto lacag laga qaadago 2da qof ee aan u kala gudbin doono allaabaha iibka ah insha'Allah.

La xiiri whatsapp numberka hoos ku dabacan.

Follow dheh siina share garee.

Mahadsanidiin

Fursadaha shaqo ee macalimiinta
Fursadaha Shaqo ee Madaarista

13/08/2026

Waxaan dhamaan asxaabta ku xiran page kan ogeysiineynaa in aan sameynay whatsapp group aan ugu tala galnay in aan ku suuq geyno Allabaha celiska iyo suceebka ah ee iibka loo rabo.

Ma jiri doonto qidmad aan ka qadi doono dadka alaabaha loo iib geyn doono, alaabaha la iib geyn doono waxay noqon doonaan kuwo qiimahoodu uu gaari doono qofka leh.

Gal whatsapp groupkan.

13/08/2026

Waxaan halkaan kusoo baahin doonaa dhamaan alaabaha celiska ee iskuulada iyo jaamacadaha, hadaba soo follow garey si aad u hesho agabka iibka ah ee aad u baahan tahay. Siina share garee si ay u helaan fariinteena dhamaan asxaabta kugu xiran.

Mahadsanidiin.

Fursadaha shaqo ee macalimiinta
Fursadaha Shaqo ee Madaarista
Suuqa Iibka Alaabaha Celiska

Address

Mogadishu
BN00992

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suuqa Iibka Alaabaha Celiska posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share