Abdirahman Bille hussein

Abdirahman Bille hussein Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdirahman Bille hussein, happy, Mogadishu.

11/02/2026

Mahad iyo bogaadin gaar ah ayaan u dirayaa samafale Ali Khadaab ๐Ÿ‘๐ŸŒŸ
Waa shaqsi mar walba u taagan caawinta dadka tabaaleysan iyo horumarinta bulshada. Wuxuu si joogto ah u takuleeyaa carruurta agoonta ah, isaga oo u fidinaya garab, daryeel iyo rajo mustaqbal wanaagsan. โค๏ธ
Sidoo kale, wuxuu ka qeyb qaataa gurmadka abaaraha ka jira dalka, isaga oo gaarsiinaya biyo gobollada ay sida daran u saameeyeen abaartu, kuna geynaya booyado si uu u badbaadiyo nolosha dadka iyo duunyadaba. ๐Ÿ’ง
Dadaalkaaga, naxariistaada iyo naf-hurnimadaada waa mid mudan in la ammaano laguna daydo.
Alle ha kaa abaal mariyo camalka khayrka ah, hana kuu kordhiyo caafimaad iyo awood aad ku sii waddo howlaha wanaagsan. ๐Ÿ™๐Ÿ’™

05/02/2026

ุงู„ู…ูˆุช ุญู‚ุŒ ูˆุงู„ุฏู†ูŠุง ุฑุญู„ุฉ ู‚ุตูŠุฑุฉ ูุงุณุชุนุฏู‘ ู„ู„ุขุฎุฑุฉ
Geeridu waa xaq, noloshuana waa safar gaaban ee u diyaargarow aakhiro

21/01/2026
18/01/2026

CODSI CAAWIN
Wiil dhallinyaro ah ayaa codsanaya gargaar degdeg ah. Aabbihiis waxa uu xanuunsanaa muddo 13 bilood ah, ilaa hadda lama ogaan xanunka haya sabab laxarirta qarash la'aan. awgeed, waxaa laga soo qaaday Gobolka Shabeellada Hoose waxaana hadda lagu keenay Muqdisho si baaritaan iyo daaweyn loo helo, balse dhaqaale laโ€™aan ayaa haysata.
Qof kasta oo wax ku caawin karaโ€”lacag yar, talo, ama ducoโ€”fadlan garab istaag. La wadaag post-kan si uu u gaaro dad wax tari kara.
Allaha caafiye ha siiyo aabbaha xanuunsan, qof kasta oo caawiyana ajar ha ka siiyo. Aamiin ๐Ÿค

15/01/2026

๐ŸŒฟ SADAQADU WAA BADBAADO ๐ŸŒฟ
Sadaqadu ma yareyso xoolaha, ee waa ay barakeysa. Qof kasta oo gacan u fidiya dadka danyarta ah, Alle SWT wuxuu u furaa albaabo kheyr oo uusan filayn.
๐Ÿ“– Alle wuxuu yiri:
๏ดฟูˆูŽู…ูŽุง ุฃูŽู†ู’ููŽู‚ู’ุชูู…ู’ ู…ูู†ู’ ุดูŽูŠู’ุกู ููŽู‡ููˆูŽ ูŠูุฎู’ู„ูููู‡ู๏ดพ
โ€œWax kasta oo aad bixisaan, Alle ayaa idiin beddelaya.โ€
Aan ka faaโ€™iideysanno fursaddan kheyrka ah, una hiilino walaalakeenna danyarta ah. Gacanta wax bixisa ayaa ka khayr badan tan wax qaadata. ๐Ÿคฒ



Address

Happy
Mogadishu
OK

Telephone

+252613999400

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Bille hussein posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share