Uukow Technology Solutions UTech

Uukow Technology Solutions UTech Hiigsigeenu waa inaan Sare u qaadno Hormarka ganacsigaaga anagoo kuu qabanayno Social Media Marketing

πŸŽ‰πŸ‡ΈπŸ‡΄Hambalyo Hambalyo! πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸŽ‰Soomaaliya waxay noqotay dalka 1-aad ee dunida ugu horumarka badan dhanka nidaaminta ICT-ga, iy...
17/05/2026

πŸŽ‰πŸ‡ΈπŸ‡΄Hambalyo Hambalyo! πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸŽ‰

Soomaaliya waxay noqotay dalka 1-aad ee dunida ugu horumarka badan dhanka nidaaminta ICT-ga, iyadoo ka soo kacday 0.0 sanadkii 2007 ilaa ay gaartay 77.5 sanadkii 2024. πŸš€

Guushan weyn waxay muujineysaa:
βœ… Koboca tiknoolajiyadda dalka
βœ… Horumarka adeegyada dijitaalka
βœ… Isbeddelka nidaamyada ICT-ga
βœ… Mustaqbal ifaya oo dhanka innovation-ka ah

🌍 Soomaaliya maanta waxay tusaale u noqotay horumar, hal-abuur iyo isbeddel dijitaal ah.

πŸ‘ Hambalyo shacabka Soomaaliyeed, hay’adaha ICT-ga iyo dhammaan dhalinyarada hormuudka u ah tiknoolajiyadda dalka.

🏠✨ Si Bilaash ah ku tijaabi KeydGuri muddo 15 Maalmood ah!Maamulida guryaha, kirada iyo tenants-ka hadda waxay noqotay m...
13/05/2026

🏠✨ Si Bilaash ah ku tijaabi KeydGuri muddo 15 Maalmood ah!

Maamulida guryaha, kirada iyo tenants-ka hadda waxay noqotay mid sahlan oo casri ah.
Hel fursad aad ku isticmaasho dhammaan adeegyada muhiimka ah ee KeydGuri adigoon wax lacag ah bixin 15-ka maalmood ee ugu horreeya!

βœ… Maamulka Guryaha
βœ… La socodka Kirada & Lacagaha
βœ… Dayactir & Reports
βœ… Dashboard casri ah
βœ… Multi-user access system

πŸ’‘ Ku habboon Landlords, shirkadaha Real estate iyo Property Management.

πŸš€ Bilow maanta oo la kulan nidaam fudud, degdeg ah, oo ammaan leh!

πŸ“ž +252613888976
πŸ“²

πŸš€ Keydguri – Core Features 🏒Maamulida guryaha iyo kirada hadda waa sahlan tahay!  Keydguri wuxuu kuu keenayaa nidaam cas...
05/05/2026

πŸš€ Keydguri – Core Features 🏒

Maamulida guryaha iyo kirada hadda waa sahlan tahay!
Keydguri wuxuu kuu keenayaa nidaam casri ah oo kaa caawinaya inaad si fudud u maamusho hantidaada.

✨ Waxyaabaha ugu muhiimsan:

1️⃣ Complete Property Management
Maamul dhammaan guryahaaga, qolalka, iyo tenants-ka si nidaamsan oo sahlan.

2️⃣ Financial & Rental Control
La soco kirada, dakhliga iyo kharashaadka si hufan oo cad.

3️⃣ Smart Maintenance
Maamul codsiyada dayactirka iyo jadwalka shaqada si degdeg ah.

4️⃣ Multi-User Access System
Admin, Landlord, Tenant iyo Shaqaaleβ€”mid kasta wuxuu helayaa dashboard u gaar ah.

πŸ’‘ Ku habboon shirkadaha, landlords iyo qof kasta oo raba nidaam casri ah!

πŸ“ž +252613888976
πŸ“²

🌐 Degdeg Ammaan Xawaare Ku doorto UTECH Domains! πŸš€Ma rabtaa domain kuu gaar ah oo leh xawaare sare, ammaan buuxa, iyo ad...
29/04/2026

🌐 Degdeg Ammaan Xawaare Ku doorto UTECH Domains! πŸš€

Ma rabtaa domain kuu gaar ah oo leh xawaare sare, ammaan buuxa, iyo adeeg degdeg ah?
UTECH waxay kuu haysaa xal dhamaystiran oo ku habboon ganacsigaaga ama mashruucaaga online-ka ah.

βœ… Domain diiwaangelin fudud
βœ… Amni la isku halayn karo
βœ… Taageero degdeg ah
βœ… Qiimo jaban & tayo sare

πŸ’‘ Ka dhig fikraddaada mid online ka muuqata maanta!

πŸ“ž +252613888976
πŸ“²

🏑✨ Keydguri System Xalka Casriga ah ee Maamulka Guryaha & HantidaMaareynta guryaha iyo hantida mararka qaar waxay noqon ...
22/04/2026

🏑✨ Keydguri System Xalka Casriga ah ee Maamulka Guryaha & Hantida

Maareynta guryaha iyo hantida mararka qaar waxay noqon kartaa mid adag oo waqti badan qaadata. Keydguri System wuxuu kuu keenayaa xal dhameystiran oo kaa caawinaya inaad si fudud, hufan, oo casri ah u maamusho dhammaan howlahaaga.

πŸ”Ή Faa’iidooyinka aad heli doonto:
βœ”οΈ Maamul dhammeystiran oo guryaha iyo kiraystayaasha
βœ”οΈ La socod joogto ah oo dakhliga iyo kharashaadka
βœ”οΈ Warbixinno cad oo kaa caawinaya go’aan qaadasho sax ah
βœ”οΈ Nidaam ammaan ah oo ilaalinaya xogtaada

πŸ’Ό Ku shaqee si xirfad leh, kuna maamul hantidaada si kalsooni leh adigoo adeegsanaya Keydguri System.

πŸ“ž Nala soo xiriir: +252613888976
πŸ“²

🏠✨ KEYDGURI – Barnaamijka Maamulka Guryaha (Property Management System)Maamulka guryaha iyo kireystayaasha mararka qaar ...
09/04/2026

🏠✨ KEYDGURI – Barnaamijka Maamulka Guryaha (Property Management System)

Maamulka guryaha iyo kireystayaasha mararka qaar wuxuu noqdaa shaqo adag oo waqtiga badan kaa qaata. KeydGuri wuxuu kuu keenayaa xal casri ah oo fududeynaya dhammaan howlahaaga maamulka guryaha.

πŸ”Ή Maxaad ku qaban kartaa KeydGuri?

Si habaysan ula soco kireystayaasha (tenants)

Ku keydi dhammaan xogta kirada iyo lacagaha

Hel warbixin iyo falanqeyn degdeg ah (Reports & Analytics)

Ku Maamul dhammaan hantidaada meel keliya oo ammaan ah

Yaree khaladaadka gacanta lagu qoro, kuna beddel nidaam dijitaal ah

KeydGuri waxaa loo sameeyay si uu gacan uga geysto dadka mulkiilayaasha ah, shirkadaha guryaha kireeya, iyo maamulka hantida si ay shaqadooda u fududaato.

πŸ’‘ Waa xal dhameystiran oo casri ah, laguna sameeyay hal-abuurka UTech.

πŸ“ž La xiriir maanta: +252 61 3888976
πŸ‘‰ Ku bilow hadda oo ka dhig maamulka guryahaaga mid fudud, hufan, oo waqti iyo lacagba ku badbaadinaya!

Hel Hosting Degdeg ah, Secure ah! πŸš€πŸ”₯Ma rabtaa website-kaaga inuu si xawli ah u shaqeeyo 24/7? UTech waxay kuu diyaarisay...
01/04/2026

Hel Hosting Degdeg ah, Secure ah! πŸš€πŸ”₯

Ma rabtaa website-kaaga inuu si xawli ah u shaqeeyo 24/7? UTech waxay kuu diyaarisay hosting tayo sare leh oo leh:

βœ… Xawaare Sare πŸš€
βœ… SSL Certificate (Security) πŸ”’
βœ… 24/7 Taageero πŸ’‘
βœ… Storage & Bandwidth Kugu Filan πŸ“¦

Hadda dalbo hosting-kaaga si aad ganacsigaaga online ugu keento! 🌍

πŸ“© [email protected] | πŸ“ž +252613888976

πŸš€ Sababta Ganacsigaagu Ugu Baahan Yahay Maamulsame ERPDunida ganacsiga ee maanta, ku tiirsanaanta waraaqo iyo nidaamyo k...
30/03/2026

πŸš€ Sababta Ganacsigaagu Ugu Baahan Yahay Maamulsame ERP

Dunida ganacsiga ee maanta, ku tiirsanaanta waraaqo iyo nidaamyo kala go’an ma dabooli karaan baahiyaha kobaca iyo tartanka suuqa.
Ganacsiga casriga ahi wuxuu u baahan yahay nidaam mideeya maamulka, xogta, iyo warbixinnada si loo gaaro hufnaan iyo go’aan qaadasho sax ah.

Maamulsame ERP waa nidaam xisaabeed iyo maamul dhameystiran oo kuu oggolaanaya:

πŸ”Ή Maamul Isku-dhafan (All-in-One Control)

Ku maamul hal meel:
β€’ Maaliyadda
β€’ Iibka & Dakhliga
β€’ HR & Shaqaalaha
β€’ Kaydka (Inventory)
β€’ Mashaariicda

πŸ”Ή Warbixinno Degdeg ah & Xog Waqtiga Dhabta ah

Hel warbixinno faahfaahsan si aad ula socoto waxqabadka shirkaddaada, una qaadato go’aanno xog ku saleysan.

πŸ”Ή Hufnaan Hawleed

Isku-hagaaji howlaha maalinlaha ah, yaree khaladaadka gacanta, kordhi wax-soo-saarka.

πŸ”Ή Koboc & Balaadhin Fudud

Nidaam dabacsan oo la jaanqaadaya kobaca ganacsigaaga marka uu sii fido.

πŸ“Š Maamul si caqli badan. Kobci si degdeg ah.

πŸ“ž La xiriir maanta si aad u hesho demo rasmi ah:
+252 613 888 976
πŸ“²

Maamulka iyo shaqaalaha Uukow Technology Solutions (UTECH) waxay si kal iyo laab ah hambalyada Ciidda ugu dirayaan dhamm...
19/03/2026

Maamulka iyo shaqaalaha Uukow Technology Solutions (UTECH) waxay si kal iyo laab ah hambalyada Ciidda ugu dirayaan dhammaan shacab-weynaha Muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed. Waxaan idiin rajeynaynaa in Ciiddaan ay noqoto mid farxad, nabad, iyo barwaaqo leh, Ilaahayna ha inaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd, hana nagu gaarsiiyo ciido badan oo caafimaad iyo kheyr leh. Ciid Mubaarak! πŸŒ™βœ¨

Juma mubarak wa jumcihii ugu dambeye, bisha barakeysan ee ramadaan  Alle hanaga aqbalo soonka iyo cibadaada alle hana la...
12/03/2026

Juma mubarak wa jumcihii ugu dambeye, bisha barakeysan ee ramadaan
Alle hanaga aqbalo soonka iyo cibadaada alle hana la kulansiiyo layla-tul qadriga.

❀️
🀲🀲

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Uukow Technology Solutions UTech posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Uukow Technology Solutions UTech:

Share