Mahigaan Media Solutions.

Mahigaan Media Solutions. Mahiigaan Media Solutions I Haqabtiraha Baahidaada Muuqaal Sameynta

21/03/2026

Sidee ayaa looga ciiday caasimada Mogadishu

20/03/2026

Ciid wanaagsan farxad ku ciida

Ciid Wanaagsan Dhammaan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa  munaasabadda Ciiddul ๐…๐ข๐๐ซ๐ข๐ ๐š,Allah hanaga aqbalo...
19/03/2026

Ciid Wanaagsan

Dhammaan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa munaasabadda Ciiddul ๐…๐ข๐๐ซ๐ข๐ ๐š,Allah hanaga aqbalo soonka iyo cibaadada.

14/03/2026

U diyaar garoowga Ciida iyo sagoontinta Bisha Ramadaan.

Waa sidee Dukaameysigii iyo Adeegiii Ciida xiliga habeenkii

04/03/2026

Deegaanno badan oo ka tirsan Soomaaliya waxaa ka taagan abaar daran oo saameyn xooggan ku yeelatay nolosha dadka iyo duunyada. Abaarta oo ka dhalatay roob laโ€™aan daba-dheeraatay ayaa sababtay biyo-yaraan, daaq laโ€™aan iyo dhimashada xoolaha, taas oo si gaar ah u taabatay reer miyiga ku tiirsan xoolo-dhaqashada.

Qoysas badan ayaa wajahay cunto-yaraan iyo barakac, iyagoo u guuraya deegaanno kale oo biyo iyo gargaar laga heli karo.

Ka Qeyb Qaado qeylo-dhaanta abaarta Soomaaliya.

25/02/2026

Hodan, Muqdisho, Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Barakee Allahayow Xamar ๐Ÿคฒ

23/02/2026

Dhalinyarada Soomaaliyeed waxay awood u leeyihiin inay abuuraan shaqooyin waara, inkastoo ay jiraan caqabado sida abaaraha iyo maalgelin laโ€™aanta. Marka goโ€™aan iyo aqoon la isku daro, horumar waa la gaari karaa.

Ramadan Mubarak Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed.
17/02/2026

Ramadan Mubarak Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed.

Sawirro: Daahfurka  Barnaamijka Horumarinta  Waxbarashada Tamarta La Cusboonaysiin Karo.
12/01/2026

Sawirro: Daahfurka Barnaamijka Horumarinta Waxbarashada Tamarta La Cusboonaysiin Karo.

01/01/2026

Gabagabo Maalinta 3-aad ee Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage AFI2025 oo sanadkaan lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowladda Galmudug.

SAWIRRO: Dhuusamareeb iyo maalinta saddexaad ee Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage oo sanadkaan gashay kalkeedii 9-aad, ...
01/01/2026

SAWIRRO: Dhuusamareeb iyo maalinta saddexaad ee Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage oo sanadkaan gashay kalkeedii 9-aad, ayna ka soo qeyb galayaan madaxda ugu sarreysa dowladda, maamul gobaleedyada, madax h**e iyo bulshada qeybahayda kala duwan.



Mahamed Yaasin

31/12/2025

Waxaa inoo soo idlaatay maalinta labaad ee Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage, oo sanadkaan ay martigalisay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowladda Galmudug.
Madasha ayaa maanta lagu soo bandhiy saddex dood wadaag oo ay ka qeyb galeyn Wasiirro ka tirsan dowladda Soomaaliya, Xildhibaanno ka tirsan BFS, iyo madax h**e, iyaga oo soo bandhigay doodo xasaasi ah oo ku saabsan midnimada, wadajirka, dhaqaalaha, iyo siyaasadda arrimaha dibadda.
Ka qeyb galayaasha shirka ayaa dhankooda waydiimo la xiriira doodaha waxa ay waydiiyeen madaxda ka qeyb gashay dood wadaaga, waxa ay soo bandhigeyn aragtidooda iyo soo jeedimo. Waxaa la qorsheenayaa in maalinta berri ah ay ku soo biiraan madaxweynihii h**e ee dalka iyo Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya oo soo xiri doona.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahigaan Media Solutions. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share