Abdullahi Gutale Media

Abdullahi Gutale Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdullahi Gutale Media, Internet Marketing Service, Yaqshiid , Suuqbacad Street, Mogadishu.

πŸš€ Halkan waa meesha isbeddelka & macluumaadka cusub ka bilowdo!
🌟 Wadaag fikradaha, hal-abuurka, iyo farxadda maalinlaha
πŸ“Œ Ku xidhnow si aad u hesho waxyaabo xiiso leh mar kasta.

25/07/2026

DEG-DEG: Fannaanadda Ayaan Wadani ayaa galabta lagu wadaa inay Barxadda Degmada Ceeldheer ka qaaddo hees ay dhawaan u hibeysay dhammaan deegaannada ay degaan Beesha Waceysle.

Munaasabaddan ayaa la filayaa inay soo jiidato dadweyne fara badan oo isugu imaanaya barxadda si ay uga qeyb galaan bandhigga faneed una daawadaan Ayaan Wadani oo si toos ah u qaadaysa heesta.

25/07/2026

Ismaaciil Aarka oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Ceeldheer

Fannaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Ismaaciil Aarka ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey degmada Ceeldheer, oo ah magaalada uu ku dhashay.

Hambalyo Guddoomiyaha Guddiga Tacliinta SareHambalyo iyo bogaadin ayaan u diraynaa Guddoomiyaha Guddiga Tacliinta Sare, ...
23/07/2026

Hambalyo Guddoomiyaha Guddiga Tacliinta Sare

Hambalyo iyo bogaadin ayaan u diraynaa Guddoomiyaha Guddiga Tacliinta Sare, Dr. Mahamud Jimcaale, oo muddo dheer juhdi, dadaal iyo waqti badan geliyay horumarinta tacliinta sare ee dalka.

🚨 DEG-DEG: Guddiga Doorashooyinka Galmudug ayaa goordhow ku dhawaaqay in dib loo dhigay jadwalkii doorashada Galmudug.Do...
21/07/2026

🚨 DEG-DEG: Guddiga Doorashooyinka Galmudug ayaa goordhow ku dhawaaqay in dib loo dhigay jadwalkii doorashada Galmudug.

Doorashada oo h**e loo qorsheeyay inay qabsoonto 27/7/2026, ayaa hadda loo muddeeyay 30/7/2026.

πŸ“Œ Hoos ka akhriso sababaha dib-u-dhigista iyo faahfaahinta go’aanka ay soo saareen Guddiga Doorashooyinka.

21/07/2026
21/07/2026

🚨 DEG-DEG: Dab xooggan ayaa ka kacay Suuqa Bakaaraha, iyadoo wararka hordhaca ah ay sheegayaan in dhismayaal badan ay ku gubanayaan aagga Cabdalla Shideeyaha.

Waxaa socda dadaallo lagu xakameynayo dabka, halka khasaaraha rasmiga ah iyo sababta keentay dabka aan weli la xaqiijin.

20/07/2026

🚨 DEG-DEG: β€œSidee loogu tilmaami karaa Galmudug, Puntland iyo Somaliland inay nabad yihiin, iyadoo shuhadada reer Guriceel ay weli dagaal adag kula jiraan Al-Shabaab?” β€” Madaxweyne Liibaan.

20/07/2026

DAAWO: Maraykanka ayaa si degdeg ah u daadgureeyay una hawlgeliyay diyaaradihiisa waaweyn, kaddib markii la helay xog ku saabsan gantaallo la sheegay inay Iiraan kusoo wajahday saldhigyo uu Maraykanku ku leeyahay gobolka. Tallaabadan ayaa loo arkaa mid muujinaysa feejignaan amni oo sare, iyadoo falanqeeyayaal badanna ay ku tilmaameen in Maraykanku doonayo inuu yareeyo joogitaankiisa militari ee Bariga Dhexe. 🌍✈️. @

20/07/2026

πŸ‡ΈπŸ‡΄ MUUQAAL: Isku-wareejinta Calanka Kulliyadda Tababarka Saraakiisha iyo Saraakiil Ku-xigeennada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

#πŸ‡ΈπŸ‡΄ Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed – Tiirka difaaca Qaranka.

🎊 Hambalyo iyo BogaadinWaxaan hambalyo kal iyo laab ah u dirayaa Halgamaa Cali Maxamed Jilacaw oo loo dallacsiiyey daraj...
19/07/2026

🎊 Hambalyo iyo Bogaadin

Waxaan hambalyo kal iyo laab ah u dirayaa Halgamaa Cali Maxamed Jilacaw oo loo dallacsiiyey darajo cusub.

Darajadani waa mid ka dhalatay dadaalkaaga, hufnaantaada iyo adeegga aad u hayso qaranka. Ilaahay ha ku waafajiyo gudashada waajibaadka laguu igmaday, hana kuu siyaadiyo sharaf iyo guul.

Hambalyo mudane, Ilaahay ha ku asturo, hana kuu barakeeyo darajada cusub. πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ€

Address

Yaqshiid , Suuqbacad Street
Mogadishu

Telephone

+252618805284

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdullahi Gutale Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdullahi Gutale Media:

Shortcuts

Share