15/10/2025
Waxaa Farxad inoo ah inuu si guul leh noogu soo dhamaaday Tababarkii Ku Saabsanaa Ganacsiga & Hal-abuurka (Entrepreneurship & Innovation)
kaas oo Bilaash ah ay qabanaysay Mogadishu Management Institute (MMI).
Si aad Casharadda uga faaideysato kusoo Biir
https://chat.whatsapp.com/J6UGlmCCebpK8FBCGVU4tt?mode=wwc
π Nagu soo biir si aad u hesho aqoon iyo xirfado kaa caawinaya mustaqbalka