Deeq online market

Deeq online market Deeq online market waxad wax walbo agab shopping ๐Ÿ›’ ku soo dhwoowo

15/05/2026

๐——๐—ฎ๐—ฟ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ท๐—ถ๐—ด๐—ฎ "setkaani waa mid ka kooban labo shey 345 relief cream iyo anua niacinamide 10% wuxuu wajigaaga siinayaan dhalaal iyo mid siman waxuuna ka hortagayaa ama uu kaa daweynayaa xasaasiyada milalka kala duwanaashiyaha maqaarka waxaadna ka heleesaa iftiin iyo dhalaal dabiiciya waa orginal From korea ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ท
๐Ÿ›’HADDA DALBO | ORDER NOW | ุงุทู„ุจ ุงู„ุงู†
โ˜Ž๏ธ๐—–๐—ฎ๐—น๐—นโ˜Ž๏ธ+2526๐Ÿญ3196003

Wixii faah f๐—ฎhin nagala so xirir๐Ÿ“ฑ 252613196003

15/05/2026

"๐—ฆ๐—ฒ๐˜๐—ธ๐—ฎ ๐—ธ๐—ผ๐—ฏ๐—ฐ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ท๐—ถ๐—ด๐—ฎ midkaasi oo wajigaaga ku daraya Dhalaal, Qurux, Catuuti, Waji cayilin qurxoon, wuxuu kaloo kuu hagaajinaa laa,laabka wajiga iyo dul duleelka ay ka tageen nabarada

๐Ÿ’ฅ ๐—–๐—ผ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—ป ๐˜€๐—ฒ๐˜ ๐Ÿ’ฅ
jumlad iyo tafariiq ba
Contact us :-
Mogadishu:- โ˜Ž๏ธ 0613196003

14/05/2026

Black Velvet Hair Oil waa xalka aad raadineyso,
Waxay kaa caawineysaa ๐Ÿ‘‡
โ€ข meesha waxay ka saareysaa cirada iyo timaha ku cadaaday adigoo dhalinyaro ah ama Da' ah gaboway
โ€ข inay yareyso timo daadashada.
โ€ข Inay dedejiso koritaanka timaha.
โ€ข Inay timaha ka dhigto kuwa jilicsan oo dhalaalaya.
โ€ข Inay ka hortagto qallaylka iyo jabjabka timaha.
๐Ÿ‘‰ Maanta bilow safarkaaga qurxinta muuqa timaha!
๐Ÿ“ฆ ๐–๐š๐š ๐ƒ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐Ÿ’ฐ๐‚๐š๐ฅ๐ฅ๐Ÿ‘‰ 0613196003
๐Ÿ›’HADDA DALBO | ORDER NOW | ุงุทู„ุจ ุงู„ุงู†๐Ÿ‘‡

โ€Žุชุตู…ูŠู… ุงู„ุดุนุงุฑุงุช๐ŸŽจWaxaa Sharaf Wayn Noo Ah Inaan kala Qayb Qaadanay SAHAL Foundation for Hajj and Umrah Ritual Services. S...
29/04/2025

โ€Žุชุตู…ูŠู… ุงู„ุดุนุงุฑุงุช๐ŸŽจ
Waxaa Sharaf Wayn Noo Ah Inaan kala Qayb Qaadanay SAHAL Foundation for Hajj and Umrah Ritual Services. Samaynta poster Design ๐Ÿ–Œ
Adigana Waan Kaala Qayb Qaadan Karna Qurxinta EVENT gaaga Nuuc Kaste Ee Uu yahay ๐ŸŽŠ
โ€Žุดุฑู ู„ู†ุง ุฃู† ู†ุฎุฏู…ูƒู… ุŒ ูˆุดูƒุฑุง ุนู„ู‰ ุงุฎุชูŠุงุฑูƒู… ู„ู†ุง.!
โ€Ž

Ciid wangasan dhamaan muslimiinta mel kasto ay jogaanSoo dalbo posters ka ciida nooc walbo aad rabto          #ุนูŠุฏ  #ุนูŠุฏ...
28/03/2025

Ciid wangasan dhamaan muslimiinta mel kasto ay jogaan
Soo dalbo posters ka ciida nooc walbo aad rabto

#ุนูŠุฏ #ุนูŠุฏุงู„ูุทุฑุงู„ู…ุจุงุฑูƒ

Wa.me/+252614440304

https://www.tiktok.com/?_t=ZM-8v3rk22oW5n&_r=1

Ramadan Mubarak โ˜ช๏ธ ๐ŸŒ™Waxaan  Hambalyo ku aadan bisha Ramadan  u Dirayaa Guud ahaan ummadda Muslimka ,gaar ahaan ummadda S...
01/03/2025

Ramadan Mubarak โ˜ช๏ธ ๐ŸŒ™

Waxaan Hambalyo ku aadan bisha Ramadan u Dirayaa Guud ahaan ummadda Muslimka ,gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ,
waxan illaah ka baryeynaa inuu Ajarkiisa na siiyo iyo denbi dhaaf, Soonkaan Soonkiisana nabad iyo barwaaqo Allah nagu Gaarsiiyo

Ramadan mubarak.โ˜ช๏ธ ๐ŸŒ™

ุดู‡ุฑ ุฑู…ุถุงู† ุงู„ู…ุจุงุฑูƒ ุดู‡ุฑ ูƒุฑูŠู… ุดู‡ุฑ ุนุธูŠู… ุชุฑุชูุน ููŠู‡ ุงู„ุฏุฑุฌุงุช ูˆูŠุดุนุฑ ุงู„ู…ุณู„ู…ูˆู† ุจุงู„ูุฑุญุฉุŒ ุงุนุงุฏู‡ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠูƒู… ุจุงู„ุฎูŠุฑ ูˆุงู„ูŠู…ู†
ูˆุงู„ุจุฑูƒุงุช.
๐Ÿ“ธ design by Aarif designer

๐Ÿ–‹
,


13/02/2025
ุชุตู…ูŠู… ุงู„ุดุนุงุฑุงุช๐ŸŽจWaxaa Sharaf Wayn Noo Ah Inaan kala Qayb Qaadanay MADARASADA    Samaynta Logo Design/Astaan MADARASADA Kh...
11/02/2025

ุชุตู…ูŠู… ุงู„ุดุนุงุฑุงุช๐ŸŽจ
Waxaa Sharaf Wayn Noo Ah Inaan kala Qayb Qaadanay MADARASADA Samaynta Logo Design/Astaan MADARASADA Khaas U ah . ๐Ÿ–Œ
Adigana Waan Kaala Qayb Qaadan Karna Qurxinta ๐Ÿ“ธEVENT gaaga Nuuc Kaste Ee Uu yahay โœจ
Nagala Soo xariir : ๏ฟผโจ Wa.me/+252614440304


~ LOGO DESIGN๐ŸŽฏQayb Ayaan Kaala Noqon Karna Qurxinta EVEN tigaga.Tanina Waa Qayb Kamida Full BRAND Aan U diyaarinay  Aari...
04/02/2025

~ LOGO DESIGN๐ŸŽฏ
Qayb Ayaan Kaala Noqon Karna Qurxinta EVEN tigaga.
Tanina Waa Qayb Kamida Full BRAND Aan U diyaarinay Aarif designer
Adigana waan kuu sameen karnaa Waana kuu diyaari Karna Adeeg kaste Oo Nashqadayn Ah sida kanoo kale.
Nagala soo Xariir : ๏ฟผโจ Wa.me/+252614440304 โฉโ˜Ž๏ธ

Maku ku fakaraysaa inaad ganacsigaaga kusoo bandhigto Facebook & InstagramWaxaa nahay  Aarif designer Waxaanu qabanaa1. ...
04/02/2025

Maku ku fakaraysaa inaad ganacsigaaga kusoo bandhigto Facebook & Instagram

Waxaa nahay Aarif designer
Waxaanu qabanaa
1. Dhisada loogoyinka ganacsi
2. Sameynta muuqaalada xayaysiimeed
3. Maamulida akoonada ganacsi ee Facebook & Instgaram

Nagala soo xiriir whatsappka Wa.me/+252614440304

Address

Mogadishu
2526

Telephone

+252616108816

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deeq online market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share