17/02/2026
Ramadaan Mubaarak dhammaantiin 🤍
Waxaan si gaar ah hambalyo ugu dirayaa Ummadda Muslimiinta, gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed, bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan.
Ilaahay ha inaga aqbalo soonka iyo camalka suuban, hana ka dhigo bishan mid nabad, kheyr iyo isbeddel wanaagsan inoo horseeda.