Dayax Creative

Dayax Creative Waxaan fahamsanahay aragtidaada, waxaanan ka dhigeynaa mid iftiimaysa."

31/07/2025

“Calankani ma ahan mid gobol keli ah leeyahay – waa calan Soomaaliyeed oo matalaya midnimo, taariikh iyo halgan.”
“SSC iyo Maakhir — Hal gobol, Hal calan, Hal qaran.”

31/07/2025

Hambalyo Puntland!
Sanadguurada 27aad ee aas-aaska Puntland waa maalin taariikhi ah. Ilaahay ha dhowro nabadda, horumarka iyo midnimada Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya. 🇸🇴💙

Hashtags (Facebook & TikTok):













































































































Mogadishu oo gariiri doonta! 🔥Ma diyaar baad u tahay DE AFRO KING SHOW? 🎤💯08/08/2025 @ Stadium Eng Yarisow x Konis🎶 Musi...
30/07/2025

Mogadishu oo gariiri doonta! 🔥
Ma diyaar baad u tahay DE AFRO KING SHOW? 🎤💯
08/08/2025 @ Stadium Eng Yarisow x Konis
🎶 Music, lights & live performance – Waa show aan la ilaawi doonin!












22/07/2025

WAR SAXAAFADEED

Muqdisho - 22-ka Luulyo 2025: Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay ka xuntahay, si adagna u cambaaraynaysaa fal dambiyeedka uu eedaysane Axmed Maxamed Islaam ka gaystay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo duhurnimadii maanta, halkaas oo maleeshiyaad isaga ka amar qaata ay weerar bareer ah ku qaadeen xarumaha loogu adeego dadweynaha iyo xeryaha ciidamada qaranka.

Falkaan oo qayb ka ah dambiyada joogta ah ee uu ku kacayo Axmed Madoobe ayuu si ku talo gal ah ugu weeraray xarumo ay ka mid yihiin xafiiska Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha iyo xeryo ay dagan yihiin ciidamada amniga.

Tallaabadaan ayaa sidoo kale ahayd mid uu eedaysanuhu kusoo beegay xilli ay dadweynaha magaalada ku mashquulsanaayeen hawl-maalmeedkooda caadiga ah, taas oo muujinaysa mas’uuliyad-darro iyo in aanu wax dan ah ka lahayn badqabka dadweynaha.

Waxaan u tacsiyaynaynaa muwaadiniinta waxyeelladu soo gaartay, waxaana ka go’an dowladda in cadaaladda la marsiiyo cid kasta oo ku lug yeelata gabood-fallada noocaan oo kale ah.

Waxay dowladdu digniin adag u diraysaa maleeshiyaadka uu sida qaldan u isticmaalo eedaysane Axmed Madoobe, waxaana la xusuusinayaa inay ogaadaan in qof kasta oo qayb ka noqda dambiyadaas abaabulan sharciga la marsiin doono.

📚 Fursad Dahabi ah!Dugsiga Hoose, Dhexe & Sare ee Daaru Najaax wuxuu furay Diiwaangelinta Sanad Dugsiyeedka 2024-2025.Wa...
22/07/2025

📚 Fursad Dahabi ah!
Dugsiga Hoose, Dhexe & Sare ee Daaru Najaax wuxuu furay Diiwaangelinta Sanad Dugsiyeedka 2024-2025.
Waxbarasho tayo leh, asluub & akhlaaq sare leh, iyo maamul hufan ayaa kaa sugaya!

✅ Isdiiwaangeli hadda!
📍 Degmada Ceelasha Biyaha – Xaafadda QoorsuuL
📞 0614021099 / 0614021088



















Ku soo dhawoow Mogadishu, Cumeer Bigfan!Magaalada xeebta quruxda badan ee Muqdisho ayaa maanta lagu soo dhoweeyay halyay...
14/07/2025

Ku soo dhawoow Mogadishu, Cumeer Bigfan!
Magaalada xeebta quruxda badan ee Muqdisho ayaa maanta lagu soo dhoweeyay halyayga qosolka iyo fanka.
Farxad iyo sharfiba waanu kugu soo dhoweynaynaa walaal.
Somalia waxay kuu tahay hoy iyo hilow! 🇸🇴✨




















🔥



💥

13/07/2025
13/07/2025
13/07/2025

Ma u baahan tahay design qurux badan sida tan?
Waxaan ahay Designer Soomaaliyeed oo kuu sameyn kara
✅ Poster
✅ Logo
✅ Menu
📞 Wac: +252-617915321 / 61 6014573
Graphic design Somalia | Restaurant Design Somali | Dayax Creative

design Somalia
Soomaali
Logo Design
Poster Design
Design Somali
Creative Design
iiga Design
Burger Somali
Advertising Somali
Qurux Badan
Logo Somalia
Designer Somali
Designer Somalia
Design Somali

My YouTube channel. Subscribe to Channel
10/07/2025

My YouTube channel. Subscribe to Channel

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dayax Creative posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dayax Creative:

Share