Surad Brand

Surad Brand Design that Speaks Volumes

Waa arrin laga naxo in Wada hadalkii Galmudug iyo Ahlusuna uu burburo”Sida Waxa Yiri Taliyahii...
29/04/2017

Waa arrin laga naxo in Wada hadalkii Galmudug iyo Ahlusuna uu burburo”Sida Waxa Yiri Taliyahii...

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in wada hadaladii u dhaxeeyay Galmudug iyo Ahlusuna uu burbur ku soo idlaado, iyadoo aanay jirin wax heshiis oo labada dhinac ka gaareen khilaafkooda.

Xildhibaanka ayaa sheegay in wada hadaladan ay aheyd in laga dhaxlo Midnim...

Daawo:Muqaalka:Muran iyo Mooshin ka dhashay dib u qaabeyn lagu sameeyo ciidanka xooga dalka...
29/04/2017

Daawo:Muqaalka:Muran iyo Mooshin ka dhashay dib u qaabeyn lagu sameeyo ciidanka xooga dalka...

Daawo:Muqaalka:Muran iyo Mooshin ka dhashay dib u qaabeyn lagu sameeyo ciidanka xooga dalka...

https://www.youtube.com/watch?v=I88-aLH23Cs

Musharaxiinta Madaxweyne ee Galmudug oo Maanta Baarlamaanka ka horjeedin doona+Amaanka...
29/04/2017

Musharaxiinta Madaxweyne ee Galmudug oo Maanta Baarlamaanka ka horjeedin doona+Amaanka...

Guddiga Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in Maanta oo Sabti ah ay Baarlamaanka hor imaan doonaan Musharaxiinta u Ordaya Xilka Madaxweyaha Galmudug.

Musharaxiinta Maanta Qudbadda jeedin doona waxaa ay kala yihiin Musharax Madaxweyne Xaaf Ducaale Geelle,Axmed Shariif Cali Hiloowle...

Galmudug oo Gacanta ku dhigtay Dhalinyaro Gabar Kufsaday+Waalidintii dhalay oo Ku Hanjabay...
29/04/2017

Galmudug oo Gacanta ku dhigtay Dhalinyaro Gabar Kufsaday+Waalidintii dhalay oo Ku Hanjabay...

Ciidamada Booliska Magaalada Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug ayaa Gacanta ku dhigay Shan Nin oo la sheegay in ay Kufsi u Geysteen Gabar ka mida Dadka ku nool Magaalada Gaalkacayo kadibna ay jir dileen.

Ciidamada ayaa la sheegay in Shanta Nin ay ku hayaan Xabsiga dhexe ee Magaalada Gaalkacyo sida uu sh...

Maxamuud Abuukaate oo Dowladda Soomaaliya ku eedeeyay in ay dayacday Amaanka Xildhibaanada..
29/04/2017

Maxamuud Abuukaate oo Dowladda Soomaaliya ku eedeeyay in ay dayacday Amaanka Xildhibaanada..

Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya ayaa Dowladda Soomaaliya ku eedeeyay in ay dayacday Amaanka Shacabka iyo mas’uuliyiinta Dowladda ushaqeeya.

Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo Xalay ka bad-baaday Qarax lagu weeraray Gaari uu watay xildhibaanka waxaana ka dhashay qas...

Daawo Sawirada:Dalka North Kuuriya oo Tijaabiyay Gantaal Xoogan iyo Mareeykanka oo ka.....
29/04/2017

Daawo Sawirada:Dalka North Kuuriya oo Tijaabiyay Gantaal Xoogan iyo Mareeykanka oo ka.....

Dalka North Korea ayaa mar kale tijaabiyay gantaalo cusub oo halis ah sidaas waxaa xaqiijiyay Mareykana iyo Koofur Kuuriya.

Mudo ilbiriqsiyo ah ayuu ku qarxay markii hawada loo diray sidaas waxaa wakaaladda Wararka ee Yonhap usheegay sargaal katirsan militeriga Koofur Kuuriya, sidoo kale sargaal...

Daawo:Muqaalka:Gabar Somaliyeed Oo Diiday Ine Guursato Nin Aan Aheen Ninka Ee adunka Ugu
29/04/2017

Daawo:Muqaalka:Gabar Somaliyeed Oo Diiday Ine Guursato Nin Aan Aheen Ninka Ee adunka Ugu

Gabar Somaliyeed Oo Diiday Ine Guursato Nin Aan Aheen Ninka Ee adunka Ugu Jeceshahay mahine!

https://www.youtube.com/watch?v=8ZmLl3L1-Zo

Address

Mogadishu
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Surad Brand posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Surad Brand:

Share