Mogadishu Marketing Agency

Mogadishu Marketing Agency We Provide a Comprehensive Digital Marketing Service Based On Quality, Expertise & Professionalism

Baro, Tijaabi, Shaqee!Ma tahay dhalinyaro u heelan mustaqbal ifaya?Mogadishu Marketing Agency (MMA) waxay bilaabeysaa ba...
21/07/2025

Baro, Tijaabi, Shaqee!
Ma tahay dhalinyaro u heelan mustaqbal ifaya?

Mogadishu Marketing Agency (MMA) waxay bilaabeysaa barnaamij internship ah oo soconaya 10 toddobaad, kaasoo loogu talagalay dhalinyarada Soomaaliyeed si ay u helaan:

🎯 Tababar xirfadeed oo heer sare ah
πŸ‘©πŸ½β€πŸ’» Waayo-aragnimo shaqo dhabta ah
πŸ“œ Shahaado + Warqad Talo-bixin ah
πŸš€ Fursad shaqo ama freelance ah

Qaybaha Barnaamijka:
πŸ“Œ Sales and Marketing
πŸ“Œ Journalism
πŸ“Œ Multimedia skills

Shuruudaha:
βœ”οΈ Da’da: 20–30 jir
βœ”οΈ Aqoonta ugu yaraan: Dugsiga sare/Diploma
βœ”οΈ CV + Warqad dhiirrigelin + Nuqul ID
βœ”οΈ Registration fee
βœ”οΈ Diyaar u ah inuu dhameeyo 10-ka toddobaad

Dalbo maanta oo noqdo qeyb ka mid ah jiilka isbeddelka wado!

πŸ“† Deadline: 10 August 2025
πŸ“ž Tel: +252 61 9539121

Message Mogadishu Marketing Agency on WhatsApp: https://wa.me/252619539121

πŸ“© Email: [email protected]
πŸ“± .252 Mogadishu Marketing Agency

18/07/2025

Our portfolio Video Production with Cleaning and Food Service.

Mogadishu Marketing Agency

Adeegyo Kobcinaya Ganacsigaaga ayaan Macmiil kuu Diyaarinay        Si aad Uga Dhex Muuqato Tartanka Suuqa Ku Xirnaw Moga...
05/07/2025

Adeegyo Kobcinaya Ganacsigaaga ayaan Macmiil kuu Diyaarinay







Si aad Uga Dhex Muuqato Tartanka Suuqa Ku Xirnaw Mogadishu Marketing Agency oo ah wehelkaaga.
Hadda la Xidhiidh Oo Gaadh Qayrkaa!!
Whatapp: 252619539121

04/07/2025

Our portfolio Video Production with Waafi Cosmetics.

Mogadishu Marketing Agency Mogadishu marketing services

25/02/2025

Our portfolio Video Production with Heellan Service.

Mogadishu Marketing Agency

JUMCA MUBAARAK! ✨Ilaahay ha inoo dambi dhaafo, ha inoo naxariisto, hana inoo fududeeyo khayrka maalinkan barakaysan. πŸ“ M...
21/02/2025

JUMCA MUBAARAK! ✨

Ilaahay ha inoo dambi dhaafo, ha inoo naxariisto, hana inoo fududeeyo khayrka maalinkan barakaysan.

πŸ“ Mogadishu Marketing Agency waxay idiin rajaynaysaa Jimce barakeysan!

252 Mogadishu marketing services

Jumma Mubarak! 🌟---Dear valued customers, We wish you a blessed Friday filled with peace, health, and happiness. May All...
24/01/2025

Jumma Mubarak! 🌟
---
Dear valued customers, We wish you a blessed Friday filled with peace, health, and happiness. May Allah grant you prosperity and blessings.

18/01/2025
07/01/2025

Dr. Abati oo Ah Hormuud ka tirsan Bulshada Rayidka ee Lagu Casuumay Bandhiga, ayaa ka hadlay dareenkiisa ku saabsan Bandhigga, isagoo yiri:

"Bandhiggani waa madal gaar ah oo isku keenaysa bulshada, ganacsatada, iyo hal-abuurka maxalliga ah. Waxay fursad u tahay maqaayadaha iyo kafeeyada inay muujiyaan adeegyada iyo tayadooda, islamarkaana dhiirrigeliso wada-shaqeyn iyo koboc dhaqaale. Waa tallaabo weyn oo lagu horumarinayo ganacsiga cuntada iyo dhaqanka dhadhanka Soomaaliyeed. Aad baan ugu faraxsanahay inaan goob joog u noqdo dhacdo sidan u qiimo badan."

πŸ™ Mahadsanid Dr. Abati, hadalkaaga dhiirrigelinta leh waxa uu dhiirrigelinayaa hal-abuurka iyo wadajirka bulshada Soomaaliyeed!

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu Marketing Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share