Maxamed Xasan nuur

Maxamed Xasan nuur waxaan kusoo gudbin doonaa waxyaabo muhiim ah sida caafimadka iyo hormarka.

10/07/2024
19/06/2024
16/06/2024

‪Waxaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamkaba ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee ciiddul-Adxa. Waxaan Alle ka baryayaa in uu naga aqbalo cibaadadii iyo acmaashii suubbanayd ee aan soo gudannay bishan barakeysan ee Carafo.

Ciiddu waa munaasabad farxadeed oo ku weyn diinteenna iyo dhaqankeenna suubban. Waxaan shacabka Soomaaliyeed ku boorrinayaa kaalmeynta iyo farxad-gelinta masaakiinta iyo carruurta agoonta ah ee ku tabaaleysan daafaha dalka.

Ciid Mubaarak. Ciiddaan ciiddeeda Alle ha i nagu gaarsiiyo nabad, farxad, iyo caafimaad.

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun, waxaa goordhaw Geeriyooday allaha u  unaxariisto Sheekh Cabdicasiis Macalin Xusee...
24/02/2021

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun, waxaa goordhaw Geeriyooday allaha u unaxariisto Sheekh Cabdicasiis Macalin Xuseen oo ahaa Wadaad caan ka ahaa degmada Dayniile gaar ahaan xaafadaha Sii Sii iyo raadeelka.

Ilaah ha u naxariistee Sheekh oo kutubo badan ka akhrin jiray masaajidyo kala duwan ee xaafada Raadeelka.

Aan u duceyno Sheekha oo ahaa daaci u taagnaa faafinta diinta islaamka dad badana soo wax baray.

FT: Barcelona 2-8 Bayern Munich Caawa Waxaan Daawanay Ciyaar aan Aqoon Waayay Xidigaha Goolasha Dhaliyay?Waa layaab Saan...
14/08/2020

FT: Barcelona 2-8 Bayern Munich

Caawa Waxaan Daawanay Ciyaar aan Aqoon Waayay Xidigaha Goolasha Dhaliyay?
Waa layaab Saan maa u dambaysay

Chelsea Oo 2 Lug La Ciyaartay Barcelona waxaa Celcelis Ahaan Laga dhaliyay 7 Gool Lkn Barcelona 1 Kulan Ayaa Looga Dhaliyay 8 Gool😀

Barcelona Caawa Sidii Ey masajid galay Cml ayaa loo Tumay 😀

Postigaan 1K Qosol Saara😀😀😀😀😀

Gudoomiyaha dagmada Deyniile iyo masuuliyiin ay kamid yihiin xildhibaano, taliyaha Booliska iyo ganacsatada kasoo jeeda ...
25/03/2020

Gudoomiyaha dagmada Deyniile iyo masuuliyiin ay kamid yihiin xildhibaano, taliyaha Booliska iyo ganacsatada kasoo jeeda dagmada Deyniile ayaa saakay ka qeyb galay u diyaar garowga dhagax dhiga wadada laamiga Deyniile ee isku xirta aargada ilaa isbitaalka Deyniile.

Maamulka dagmada ayaa sheegay in dhawaan la dhagax dhigi doono wadadaas lana bilaabi doono dhismaha wadada sida ugu dhaqsiyaha bdn.

Gudomiyaha dagmada ayaa waday mudoyinkii dambe dadaal ku aadan dhismaha wadoyinka iyo soo celinta bilicda dagmada ay lahed.

26/01/2020

Waxaan Tahniyad Dhalasho Farxad leh Udirayaa Walaashay MUNO XASAN NUUR Oo Uu Xalay Wiil Ugu Dhashay Magaalada Muqdisho Taariikhu markay Ahayd 24 january 2020 Wiil kaas oo Loobaxiyay Maxamed Yuusuf Axamed Noqo Wiil Ayaan Badan karti iyo Awood badan Waxaan Leeyahay Abti Soo bar baar Noqo Kii D.D.D ba anfaca Aamiin Aamiin Aamiin

  (Macdanta)1. waxay ka mid tahay Qaab-dhismeedka lafaha.2. Calcium xaddiga ugu badan 90%  waxa loo isticmaalaa xoojinta...
20/01/2020

(Macdanta)

1. waxay ka mid tahay Qaab-dhismeedka lafaha.

2. Calcium xaddiga ugu badan 90% waxa loo isticmaalaa xoojinta korniimada badqabka iyo dayactirka lafaha.
2. Waxay saacidaa gudbinta fariimaha neerfaha.
3. Waxay ka qayb qaadataa xinjiraynta dhiigga.
4.Waxay ka qayb qaadata markay murquhu isku imaanayaan (muscle contraction).
5. waxay ka qayb qaadataa maamulida cadaadiska dhiigga.

ama qadar ka jirku u baahanyahay maalintiiba ( RDI or Adequate intake) :

Da’da 9–18 jir : 1300 milligrams
Da’da > 18 jir : 1000–1200 milligrams

laga helo Calcium :

1.Caanaha iyo wax yaalaha laga sameeyo caanaha
2.Kalluunka
Khudaarta cagaaran sida 3.Koostada ,Ansalaatada, Kaabashka(cabbage) baamiyaha ...

markay Calcium ku yaraado jirka :

Khatarta burburka iyo caabuqa lafaha oo bato
Xanuun kuyimaado murqaha iyo neerfaha.

markay Calcium ku badato jirka :

Waxay saababi kartaa kaliyaha oo dhagax galo.

Xaddiga calcium la qaadanayo maalintii waa inaysan ka badan 2500 mg.

Dr. MAXAMED XASAN

dhah: page-kan

Address

Jidka Warshadaha
Mogadishu
2526

Telephone

+252619341716

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed Xasan nuur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maxamed Xasan nuur:

Share