Mr Adesh

Mr Adesh Halkani waa Barteyda Gaarka ah Ee meel sare garsiya saxibyel

Maalinta Shaqaalaha Aduunka  (Happy world Labour Day)1-da MayMaanta waxaan u dabbaaldegaynaa dadaalka, kartida, iyo adke...
01/05/2026

Maalinta Shaqaalaha Aduunka (Happy world Labour Day)
1-da May

Maanta waxaan u dabbaaldegaynaa dadaalka, kartida, iyo adkeysiga shaqaale kasta oo ka qayb qaata dhismaha mustaqbal wanaagsan.
Ku Mahadsanidiin dhammaan waxa aad qabataan!

"If you want to go fast, go alone. If you want to go far, go together." 🌍🚶‍♂️🚶‍♀️The 2026 theme—"Co-building Hope and Ha...
17/03/2026

"If you want to go fast, go alone. If you want to go far, go together." 🌍🚶‍♂️🚶‍♀️

The 2026 theme—"Co-building Hope and Harmony"—reminds us that social work isn't a solo act of heroism. It’s an invitation. The Harambee call is a reminder that every voice, every struggle, and every success belongs to the collective.

In a divided world, our greatest tool is the bridge we build between "us" and "them" until it just becomes "we." Happy World Social Work Day to my fellow bridge-builders! 🥂🏗️

“Ogow mar kasta ifka waxaa jooga qof kaa liita xaalka aad ku jirta marka Allah u mahadceli adiga oo dhoola cadaynaya.”
11/03/2026

“Ogow mar kasta ifka waxaa jooga qof kaa liita xaalka aad ku jirta marka Allah u mahadceli adiga oo dhoola cadaynaya.”

10/12/2024

2AAD

"Dadku Ha isku sii wada dayne,
Waxa uun iskula Hadh"

09/12/2024

QORMADII 1AAD🧠❣️🩶

Waxba kuma jabna qofka in uu u shaqeysto
Adduunkiisa, Balse yaanu ilaawin Aakhiradiisa . Dhib kuma jiro qofku in uu qurxisto Gurigiisa, laakiin Yaanu Hilmaamin qabrigiisa!"

30/11/2024

Success Requires more efforts ♥️💥

Sxbyeel way imadeen dharkeni yaa laga dhameysan kuso gaad 🤚✌️Lambarkan nagala so xariir  Wa.me/+252614847463
27/10/2024

Sxbyeel way imadeen dharkeni yaa laga dhameysan kuso gaad 🤚✌️

Lambarkan nagala so xariir Wa.me/+252614847463

Sodalbo oo kuhel  qiimo jaban sxbyel👏 shihaado best friend ah
13/10/2024

Sodalbo oo kuhel qiimo jaban sxbyel👏 shihaado best friend ah

Qofka xoogga Eebbe ka hela wuxuu dareemi doonaa, xitaa xilliga dhicitaanka, inuu taagan yahay🌻🤍من يستمد القوة من الله يك...
06/10/2024

Qofka xoogga Eebbe ka hela wuxuu dareemi doonaa, xitaa xilliga dhicitaanka, inuu taagan yahay🌻🤍

من يستمد القوة من الله يكون حتى في أثناء السقوط يشعر بالوقوف.🤍🌻

Whoever derives the strength of God is even during the fall feels standing.🌻🤍

Aden B Ibrahim Aden Bulle Ibrahim

Address

Muqdishu
Mogadishu
ADENBULLE123450

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mr Adesh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category