mogadishu Somalia electronics marketing tv

mogadishu Somalia electronics marketing tv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from mogadishu Somalia electronics marketing tv, Advertising/Marketing, Mogadishu.

10/11/2025

MOGADISHU SOMALIA ELECTRONICS MARKETING TV

Macalin mahdi abtigeey waad ku mahadsan tahay ilaalinta karaamada bani aadam ka ayaad quraan ah kalaamkii allaah ayaad s...
24/09/2025

Macalin mahdi abtigeey waad ku mahadsan tahay ilaalinta karaamada bani aadam ka ayaad quraan ah kalaamkii allaah ayaad soo daliilsaday waxeey cadeeyn u tahay inaad tahay abti macalin mahdiyoow xilka aad umada soomaaliyeed aad u haysid allaaha kula garab qabto howlaha muuhiimka ah aad diinta iyo Dal ka iyo dad aad u haysid ilaaheey ha kuu fududeeyo nin habargidir ah gaar ahaana saleebaan ah oo sharaf badan ale ku maneeystay baad tahay abti macalin mahdiyoow askarigii qalad gala sharciga iyo sharaf ta dowladnimada iyo shacabka ilaalin waayo sharciga horgeey maxkamada xabsi iyo ganaax lacageed iyo diyo iyo qas qaas intaba kula xisaabtan dowlada si aysan shacab ka dowladooda u aaminaahala kasbado quluubta shacab dowladana hala jecleeysiiyo sidaas waxaa ku leh wiil hooyadiis tahay habargidir saleebaan madarkicis hiraab hawiye abdirahman mohamad mohamud siigaale abti macalin mahdi xaasid ka shartooda allaaha ka badbaadiyo xilkaad haysid waa ka soo baxday waajibkiisii ale kugu lahaay adiga oo kale ayaa hogaamin kara umadaan 35 sano iyo wax la jira wax soo hogaamiya la soo wayaay macalin mahdi ayaa ka sharaf iyo waxqabad badnaaday kana aragti dheeraday qoorqoorna galmudug ayuu meel fiican soo gaarsiyay lamana helin karo niman karitidaas oo kale leh rag soomaalida kale lagama helin hada ka hor sanaadkaan macalin mahdi iyo qoor qoor ayaa ku helnay hanaqaad hami dowladeed oo dariiq sax ah maray waxaad iga soo wici kartaa 615136051 iyo 615718827 guuleyso abti boolis soomaaliyeed oo la isku hubo ayaad tahay dowlad kasta dal ka soo marta macalin mahdi ayaa la shaqeeyn kara waad mahadsan tahay ilaaheey na mahad ha kaa gaarto iyo raali ahaanshaha rabi aammiin aamiin aammiin

Mogadishu Somalia petroleum oil gas and sper parts marketing tv
08/11/2024

Mogadishu Somalia petroleum oil gas and sper parts marketing tv

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when mogadishu Somalia electronics marketing tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share