17/05/2026
Hambalyo Somalia 🇸🇴
Somalia ayaa kaalinta 1-aad ka gashay dalalka dunida ugu horumarka badan dhanka nidaaminta ICT-da, sida lagu xaqiijiyay warbixinta International Telecommunication Union.
Laga soo bilaabo 0.0 dhibcood sanadkii 2007 ilaa 77.5 dhibcood sanadkii 2024,
Anaga oo ah Xul Media, waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, hay’adaha dowladda, shirkadaha ICT-da, iyo dhalinyarada Soomaaliyeed ee hormuudka ka ah isbeddelka dhijitaalka ah ee dalka.
Soomaaliya maanta waxay dunida u dirtay fariin cad:
“Waxaan nahay dal dib u soo kabanaya, horumarna ku socda.” 🚀