Agaasin Agency

Agaasin Agency Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Agaasin Agency, Marketing Agency, Mogadishu.

20/03/2026
20/11/2025
Waxaan ku faraxsanahay ka-qeybgalka Madasha Shirweynaha Caafimaadka Haweenka Soomaaliyeed (Sanadkii 3aad) anagoo ah spon...
20/11/2025

Waxaan ku faraxsanahay ka-qeybgalka Madasha Shirweynaha Caafimaadka Haweenka Soomaaliyeed (Sanadkii 3aad) anagoo ah sponsor-ka rasmiga ah ee Media & Management.

Agaasin Agency waxay taageeraysaa wacyigelinta caafimaadka haweenka, iyadoo madasha ka taageereysa soo-tabinta, baahinta, iyo maareynta dhanka media-ga.

.
.
.
.

08/09/2025

Waxaan farxad weyn inoo ah inaan qeyb ka ahayn, isla markaana aan gacan ka geysanay qeybta warbaahinta ee kulanka wadatashiga ku saabsan โ€œHormarinta Awooda iyo Hufnaanta Maamul Wanaagaโ€.

Kulankan waxaa soo qabanqaabiyay Ururka Midowga Macallimiinta Qaranka Soomaaliyeed iyojamacada Afgooye" Afgoye International University", iyagoo kaashanaya Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Maamulka Koonfur Galbeed.
Sido kale isla kulanka ayaa lagu qabtay gudaha degmada afgooye .




04/09/2025

Runtii waxaa sharaf weyn inoo ah in aan Iskuulka Darul Xikma kala shaqeyn Dhanka Media , si ay usoo gud biyaan guulaha ay gaareen iyo guud ahaan howlaha ay u haayaan Bulshada soomaaliyeed. Agaasin waa Media Partnership Bulshada.

03/09/2025

Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno muuqaal kooban oo ka turjumaya madashii muhiimka aheyd ee Hiiliye Health Forum โ€“ madal caafimaad oo isu keentay khubaro, dhaqaatiir, iyo bulshada.

โœจ Agaasin Agency waxaa sharaf u aheyd inay noqoto Media Partner rasmi ah, iyadoo ka qeyb qaadatay sidii fariimaha caafimaad ee muhiimka ah loo gaarsiin lahaa bulshada.

๐Ÿ“ž Contact Us Now: +252 61 3666013
๐Ÿ’ฌ Email: [email protected]
๐ŸŒ Visit: agaasin.agency

Waxaan qeyb ka aheyn bandhiga madasha caafimaadka ee Hiiliye Health Forum, dhinaca warbaahinta oo aan ka qaadanay door m...
03/09/2025

Waxaan qeyb ka aheyn bandhiga madasha caafimaadka ee Hiiliye Health Forum, dhinaca warbaahinta oo aan ka qaadanay door muhiim ah baahinta bandhigaas, kaasoo ahaa sanadkii 5aad.

๐Ÿ“ž Contact Us Now: +252 61 3666013
๐Ÿ’ฌ Email: [email protected]
๐ŸŒ Visit: agaasin.agency

Bahda Agaasin Agency waxaa sharaf u ah inay qeyb ka ahaayeen Media Partner-ka rasmiga ah ee Madasha Caafimaad ee  Hiiliy...
02/09/2025

Bahda Agaasin Agency waxaa sharaf u ah inay qeyb ka ahaayeen Media Partner-ka rasmiga ah
ee Madasha Caafimaad ee Hiiliye Health Forum.
Waxaan ku faraxsanahay ka qayb qaadashadeena madashan qiimaha badan oo diiradda lagu saaray caafimaadka bulshada, wacyigelinta iyo xal u helidda caqabadaha caafimaad ee bulshada Soomaaliyeed.
Agaasin Agency waxay mar walba garab taagan tahay barnaamijyada bulshada horumariya, isla markaana ku faanta taageeridda madalaha isku xira khubarada caafimaadka, bulshada iyo hayโ€™adaha kala duwan.





๐Ÿ’ก Media Buying waa sirta koritaanka degdegga ah ee ganacsiyada casriga ah.๐Ÿ“ž Contact Us Now: +252 61 3666013๐Ÿ’ฌ Email: Info...
27/08/2025

๐Ÿ’ก Media Buying waa sirta koritaanka degdegga ah ee ganacsiyada casriga ah.

๐Ÿ“ž Contact Us Now: +252 61 3666013
๐Ÿ’ฌ Email: [email protected]
๐ŸŒ Visit: agaasin.agency

Hambalyo Caaisha oo gashay kaalinta 1aad Imtixaanka Qaranka ee Dugsiga Sare.๐Ÿ“ž Contact Us Now: +252 61 3666013๐Ÿ’ฌ Email: In...
25/08/2025

Hambalyo Caaisha oo gashay kaalinta 1aad Imtixaanka Qaranka ee Dugsiga Sare.

๐Ÿ“ž Contact Us Now: +252 61 3666013
๐Ÿ’ฌ Email: [email protected]
๐ŸŒ Visit: agaasin.agency

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Agaasin Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share