17/02/2026
Hay'ayada Samafalka Mama Hawa Foundation Waxay Hambalyo udireysaa Dhamaan Umadaha Islaamka gaar ahaan Soomaaliyeed Bilashada 🌙 Bishi Barakeysan ee Ramadaan.
Allah naga dhigo kuwa ka faai,ideysta oo loogu dambi dhaafo Fadliga Bisha Ramadaan.