Gacal Media Solutions

Gacal Media Solutions kusoo dhawoow GACAL MEDIA SOLUTIONS

20/01/2026

SANNADKU WAA 2026, HAMOOGAAN HABKII AAD HANTI KU HELI LEHEED HAWL YARAAN.💰💰💰💰

19/01/2026

KA FAA', IIDEYSI WACAN, WAA FURSAN MUDAN IN AAD KA FAA'IIDEYSATO.

28/07/2025
Welcome guys subscribe iisaara
07/07/2025

Welcome guys subscribe iisaara

facebook-gaaga iig share Garey kana faa,iideyso
29/04/2025

facebook-gaaga iig share Garey kana faa,iideyso

OGRYSIIS      OGRYSIIS      OGEYSIISWaxaa lagu war galinayaa dadka jecel barashada Carabiga in iskoolka Sun-Light Academ...
12/12/2023

OGRYSIIS OGRYSIIS OGEYSIIS

Waxaa lagu war galinayaa dadka jecel barashada Carabiga in iskoolka Sun-Light Academy of Education uu billaabaayo koorsooyin cusub oo luuqadda Carabiga ah:
1: Habeenkii 7:00 pm oo habeenimo
2: Galab 4:00 pm.

OGRYSIIS      OGRYSIIS      OGEYSIISWaxaa lagu war galinayaa dadka jecel barashada English-ka in iskoolka Sun-Light Acad...
05/12/2023

OGRYSIIS OGRYSIIS OGEYSIIS

Waxaa lagu war galinayaa dadka jecel barashada English-ka in iskoolka Sun-Light Academy of Education uu billaabaayo koorsooyin cusub oo luuqadda English-ka ah:
1: Habeenkii 7:00 oo habeenimo
2: Galab 2:00 pm ilaa 5:00 pm

OGEYSIIS  OGRYSIIS   OGRYSIISGuud ahaan dafka ku nool degmada baxdo iyo nawaaxigeeda waxaa loogu bishaareynayaa in iskoo...
02/11/2023

OGEYSIIS OGRYSIIS OGRYSIIS

Guud ahaan dafka ku nool degmada baxdo iyo nawaaxigeeda waxaa loogu bishaareynayaa in iskoolka Sun-Light Academy of Education bilaabi doono koorso lagu baranaayo Cilmiga daawada pharmacology taasoo socon doonta muddo ah insha Allaah.
Maadooyinka laqaadan doono waxaa ka mid ah:
1: Phatmacoknetics
2: pharmacodynamics
3: Therapeutics
4: chemoyherapy
5: Clinical pharmacology
Wixii faah faahin ah fadlan nagala soo xiriira whatsapp-ka hoose.
👇👇👇👇👇👇👇👇

02/11/2023

Kusoo dhawaada iskoolka Sun-Light Academy of Education oo diyaar idiinla ah tacliin tayo leh oo waxbadan kaa badali doonta insha Allaah.

Ogeysiis.    Ogeysiis   Ogeysiis Dhammaan dadka ku nool degmada baxdo iyo nawaaxigeeda waxaa lagu wargalinayaa in iskool...
25/10/2023

Ogeysiis. Ogeysiis Ogeysiis

Dhammaan dadka ku nool degmada baxdo iyo nawaaxigeeda waxaa lagu wargalinayaa in iskoolka Sun-Light Academy of Education uu bixinaayo koorso Lagu baranaayo maadada caafimaadka oo free ah ama lacag la,aan ah.
Is qoristu waxay ka socotaa xarunta iskoolka ee soo gaar haddii aad dooneso.
Ama whatsapp-kaan nagala soo xiriir.

Address

JIDKA SODONKA ROAD
Mogadishu
0000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gacal Media Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share