23/01/2026
Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan u adeegno Osoble Media, annagoo u naqshadeynay Astaan Ganacsi (ππ«ππ§π ππππ§ππ’ππ² ππ¨π π¨) oo casri ah, xooggan, kana tarjumaysa si dhab ah himilada iyo ujeeddooyinka shirkadda.
Waxaan aaminsanahay in astaan kasta ay leedahay sheeko mudan in la sheego β annaguna waxaan nahay meesha ay sheekadaadu ku noolaato (creativity & innovation). π
Haddii aad rabto logo ama brand identity ganacsigaaga ku habboon, nala soo xiriir β
annagaa ka dhigno fikraddaada mid muuqata π