15/01/2025
Waxaa maanta magaalada Singapore ee dalka Singapore lagu soo gunaanaday Shirweynaha Singapore digital finance (SDF2024) oo ay ka qeybgaleen wafdi ka socda Shirkadda Camel group of company
Intii uu socday shirkan oo looga hadlay horumarinta teknoolojiyadda maaliyadeed ee caalamka, ayaa masuuliyiinta ka socda shirkaddu waxay kula kulmeen shirkado caalami ah oo ka shaqeeya horumarinta suuqyada sarifka online-ka ah sida
Kulamadan oo qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee aan ku horumarinayno teknoolojiyadda maaliyadeed ee Soomaaliya, ayaa ujeedkoodu ahaa sahminta teknoolojiyadaha cusub iyo xalalka casriga ah ee ay bixiyaan shirkadahan caalamiga ah, si ay Soomaaliya ula jaanqaaddo caalamka.